bilan Posted April 24, 2011 i guess reer Somalidiid waxay wali a xanaaqsan yihiin waaguu yiri sii jeedkaad ku qurux badan tihiin ilayn duulku waa dad aan wax ilaawine. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wiil Cusub Posted April 24, 2011 i guess reer Somalidiid waxay wali a xanaaqsan yihiin waaguu yiri sii jeedkaad ku qurux badan tihiin ilayn duulku waa dad aan wax ilaawine. Bilan waa runtaa ninka loo igmaday inuu dadka isku soo jiido (build bridges ) ee kala qaybin iyo inuu dagaalo qabail huriyo shaqo ka dhigtay. Ninka ay ahayd inuu ixtiraamo shacabkiisa oo uu meel walba ugu tago kuna raali galiyo ee afxumo meel walba la joogay. 40 years later ma caqli baa u soo kordhay oo qaxootinimada ayuu wax ku bartay? Abdirisaq waa ninkii Hargeisa kaga qudbadeeyay: "Gadh yare waqooyi cabashadiina intii horeba ku gabayde e inta hadhayna hees ku soo sheega aan radioga ka dhagaystee." "Gadh yare waqooyi wixii aad doontaanba sheega aniga se sadex midno iigu faanimaysaan: dhalasho, shaqo iyo muuq; dhalasho waxaan ahay nin MS ah, shaqano waxaan ahay wasiirkii arimaha gudaha muuqna waydinkaa indhahiina ku arka" Kibirka iyo isla waynida ka muuqatay Abdirizak waxay sii kala fogaysay labadii gobel ee aan is dhaqan aqoon ee midoobay. waayo deegankan waxa lagaga maahmaahaa "Nin is faaniyay waa ri is nuugtay laakiin abdirizak maahmaahdasi kuma jirto dhaqankiisa, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 24, 2011 deegankan waxa lagaga maahmaahaa "Nin is faaniyay waa ri is nuugtay laakiin abdirizak maahmaahdasi kuma jirto dhaqankiisa, Cultural Differences between us and the koonfurians indeed.:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wiil Cusub Posted April 24, 2011 deegankan waxa lagaga maahmaahaa "Nin is faaniyay waa ri is nuugtay laakiin abdirizak maahmaahdasi kuma jirto dhaqankiisa, Cultural Differences between us and the koonfurians indeed. Xaaji ma fahmayaan makeeki iyo muran uun bay wadaane "Dadkaan la hadlayaa baan lahayn, dux iyo iimaane Bal inay dalfoof tahay caqliga, dooni laga saaray Wixii hore usoo daashadaay, degashanaysaaye " Tima Cade Quote Share this post Link to post Share on other sites