Jiiroow Bakaal Posted May 6, 2011 Ina Cali Sokor iyo Santuur Gooloo oo awoowyaagaa ah ayaa Faafaxdhuun iyo Faafuroo korkeeda lagu gurey ma adigoo ciidi caseyd ee dhagaxbuur kugu taal ask adeerkaa Ina Jees..waxii ka raacay Kistaada Quote Share this post Link to post Share on other sites
Bashiir Posted May 6, 2011 Ina Jees Ilma adeeradii iyo Suldaan Cali sonkor iyagaa maanta wacdaro dhigaya, hadaad samirtay ragbaa u soo jeeda una guuro baheelayaa hadh iyo habeenba... Soo dhowr baan ku idhi waryaa... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jiiroow Bakaal Posted May 6, 2011 Hadaa samirtey;);) Imaa carar dembeysaa Imaa Cabdalla loo barya tegaa /just like 1991 ina Barroow na hubee) Imaa QooQaani imaan kartaa Maharaagwada xeryaha qaxootiga ha isu qoonsan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Bashiir Posted May 6, 2011 Adu hadaad Somaliya ka quusatay ragbaa u qalab qaatay,,, wayna laba dhacaysaa wax la kala helaba,... baryo ma taalo sankaa la iska geline,, indho xumeyde soo fiirso baan ku idhi waryaa..... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jiiroow Bakaal Posted May 6, 2011 Reer Doolow ku quus qaado haduu NINKOODA Zenaawi soo gelbin guda ma soo galaan Adigana Oginga Odinga ku aroosey ma ku soo gelbin karaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Bashiir Posted May 6, 2011 Melez maalinba mid shilis oo calool kuusan ayaa looga qashaa qarijiqood dhexdeeda, Keenyana afka baarkii ma dhaafsiisana, ..waxa wacdaro dhigaya ee shabaab ku kuusay meel ayna ka soo laaban doonin waa Kaamboomi ragiii aad taqaaney ee Jugta loo bixiyey iyo xooga ciidamada ismaamul gobaleedka Azania min gedo ilaa jubooyinka, ...sow laguuma sheegin in shabaab gadhka wada xiirteen oo fakad yihiin..? ,,, Azania faraha shabaab way ka baxdaye dhamaystirkeeda sii xiiso leh u fiirso Jiirow Quustoow... Quote Share this post Link to post Share on other sites