Jacaylbaro Posted April 21, 2011 The bottom up approach for united people most specially the Azanian citizens is a wind of change . Thanks to Prof.Gandi and more power. Bottom up from Kenya to Jubooyinka ?? ,,,,,,,,, I like it Quote Share this post Link to post Share on other sites
Bashiir Posted April 21, 2011 It's to Azania, and so far it's going well.... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted April 21, 2011 From Kenya to Azania ? .... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Bashiir Posted April 21, 2011 Yes to and from Azania, till Shabs thrown into Azanian sea.... Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted April 21, 2011 Kuwaan azania waa iska sheeganayaan lee Ciidamada Dowladda KMG waaye waxa howlgallada wado iyo Raaskambooni. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Bashiir Posted April 21, 2011 Khamiis, 21 April 2011 16:07 | Qoraaga: Faallaqoraha Afdheer Afmadow (Afdheer) War dhawaan ku soo dhacay mareegta warqabadka Afdheer ayaa sheegaya in kooxda Alshabaab ay Afmadow ka billaabeen raaf ay ku ururunayaan dhallainyarada magaalada oo ay u taxaabayaan jeedda-hore ee ay difaaca kaga jiraan, si ay isugu dayaan difaacidda magaalada Afmadow oo ay sidi maanta aan baahinnay ku soo wajahan yihiin ciidanka qalabka sida ee Maamul Goboleedka Azania ee hoostaga dowladda Soomaaliya iyo Raaskaambooniyiinta uu hoggaamiya Sheekh Axmed Madoobe oo guulo ka soo hoyiyey dhammaanba dagaalladi ay la galeen maleeshiyada Alshabaab. Waxeyna wararku sheegayaan in horjoogeyaasha Alshabaab ay ugu hanjabeen dhallinyarada magaalada in ay cawaaqibxumo la kulmi doonaan haddi ay u hoggaansami waayaan awaamirta ciidan iyo tacliimaadka taliska Alshabaab ee Afmadow, ayagoo raaciyey baa la yidhi in la toogan doona qofki laga dareemo inuu taageeraya dowladda iyo Raaskaambooniyiinta. Afdheer.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Bashiir Posted April 21, 2011 oba hiloowlow;713625 wrote: Kuwaan azania waa iska sheeganayaan lee Ciidamada Dowladda KMG waaye waxa howlgallada wado iyo Raaskambooni. Ciiidanka qalabka sida waa kuwii Maamul Goboleedka Azania oo isla markaa hoostaga dowladda Soomaaliya, Raaskaamboonina iyana way garab socdaan oo waa isku hal beeg. Intaas gows danbeedka yara dhig oo ciidanka aad taageersantahay maamulkiisa suuban tageer. Intuba waa ul iyo diirkeed... Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted April 21, 2011 ^^ Ma hoostaagan? markaas waa fiican yihiin, waxaan uu moodaye sida kuwaan ahlu sunnada sheegta (galgaduud) iyo Dooxada Shabelle oo ka garab dagaalama dowladda balse ka mid aheyn.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Bashiir Posted April 21, 2011 oba hiloowlow;713649 wrote: ^^ Ma hoostaagan? markaas waa fiican yihiin, waxaan uu moodaye sida kuwaan ahlu sunnada sheegta (galgaduud) iyo Hiiraan state oo ka garab dagaalama dowladda balse ka mid aheyn.. Saxaafada qaarkeed, dad aan xog ogaal aheyn iyo kuwo ka soo horjeeda Qaranimada Somaliya sida Shabaab, Itoobiya iyo wixii la mida ayaa hortaagan laakiin Azania waa cad ceed u soo baxday Somaliya. Rajo soo celinta Qarankii Somaliya ayey ka mid tahay. Xooga dalka, shacabka iyo maamulka sare ee Azania dhamaantood waa laf dhabarta dowlada dhexe sidii loo qorsheeyey ayey u socotaa . Laqabso,, saxiibkaa Liqaaye warayso. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted April 21, 2011 ^^Wixii dan uu ah shacabka soomaliyeed waanu taageera sxb. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Bashiir Posted April 21, 2011 oba hiloowlow;713657 wrote: ^^Wixii dan uu ah shacabka soomaliyeed waanu taageera sxb. Danta shacabku waxay ku jirtaa degenaansho siyaasadeed , nabad waarta, isu tanaasulid, isku tiirsani, sharciga oo la dhowro, kala danbeyn, cadaalad, horumar, waxbarasho, dhaqaale fiican, iyo wada shaqeyn dhex marta laamaha kala duwan ee bulshada iyo dowladaba. Intaas, in yar oo inoo muuqata iyo inkale oo lagu daray ayaa dan u ah shacabka. Azania waa abshir, iyo cad ceed soo baxday... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Bashiir Posted April 22, 2011 Wararka aan ka heleyno gobolka waxa ay sheegayaan in ay halkaasi gaareen wafti la filayay in uu halkaasi tago oo ka socda maamul goboleedka Azania Wararka waxa ay intaasi ku dareen in waftiga uu horkacayo Ilyaas Badan oo ah barasaabka Jubbada Hoose, waxaana wehliya saraakiil kale oo maamulka ka tirsan Ujeedada socdaalkooda ayaa lagu sheegey in ay tahay in ay usii gogol xaaraan maamulka Azania oo dhawaan la filayo in loo saldhigp meel ka mid ah gobolka inta laga dhamaystirayo xoreynta gobolka Dhanka kale saraakiil qurbajoog ahayd oo ka tirsan xarakada Raaskaanbooniyiinta oo hada qeyb ka ah dadaalada nabad u raadinta Jubooyinka ee Dowlada ayaa iyana la sheegayaa in ay halkaasi gaareen, saraakiisha gaartey waxaa ka mid ah Cabdinaasir Seeraar oo ah madaxa arrimaha siyaasada Warar hoose oo aan heleyno ayaa sheegaya in Seeraar uu halkaasi u tagay in uu wadatashi heersare ah lasoo qaato Sheekh Axmed Madoobe iyo madaxda kale ee Kaambooniyiinta xili dhawaan lagu wado in la dhamaystiro maamulka Azania oo la sheegey in Kaambooniyiinta ay qeyb ka noqonayaan, waxaa la aaminsanyahay in Seeraar uu uga qeybgalayo shirkaasi isagoo Kaambooniyiinta matalaya maadaamaa uu shirka ka dhacayo Kenya Kismaayood.com Quote Share this post Link to post Share on other sites