Mooge Posted April 20, 2011 Nairobi (RBC) Warar naga soo gaaray degmada Dhoobley ee gobolka Jubbada Hoose ayaa xaqiijiyey in ciidamada Raskambooni iyo kuwa DKMG ee maanta dagaalka la galay kuwa Al Shabaab ay gacanta ku dhigeen sarkaalkii hogaaminayey ciidanka Al Shabaab. Sarkaalka la qabtay ayaa lagu magacaabaa Sheekh Maxamuud Taqal check out more of the story here... Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted April 20, 2011 Great news, wiilasha are on the move.. Dhalinyaradii waa loo yaabaa! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Bashiir Posted April 20, 2011 Azania waa abshir,,.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted April 20, 2011 Azania is already doing far more work than "SSC" and all those other "Qurbo Joog mamuuls". Impressive i must say if this news is true. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Bashiir Posted April 20, 2011 This is tinny revolution,...Somali style et al... and SSC is where it started,,... It seems a new wave,... going faster by the day... Quote Share this post Link to post Share on other sites
caydarus Posted April 21, 2011 Azania iyo SSC are one and the same sxb iska ilali yeysan kaa hoos bixin bahasha; am talking to Saalax Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted April 21, 2011 Azania captures Al-shabaab team leader ciidamada Raskambooni iyo kuwa DKMG ee maanta dagaalka la galay kuwa Al Shabaab ay gacanta ku dhigeen sarkaalkii hogaaminayey ciidanka Al Shabaab Quote Share this post Link to post Share on other sites
Bashiir Posted April 21, 2011 ^Jowhar ka waran,, .... Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted April 21, 2011 Warar naga soo gaaray degmada Dhoobley ee gobolka Jubbada Hoose ayaa xaqiijiyey in ciidamada Raskambooni iyo kuwa DKMG ee maanta dagaalka la galay kuwa Al Shabaab ay gacanta ku dhigeen sarkaalkii hogaaminayey ciidanka Al Shabaab. Indeed Quote Share this post Link to post Share on other sites
Bashiir Posted April 21, 2011 ^I see Jowhar is taking notes from Dhoobley,... Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted April 21, 2011 Adeer caadifada ku heyso iska deji bo, qabiil nin uu buko aa uu egtahee, ciidanka Dowladda KMG ee ku sugan jubadda hoose waa ciidan qaran ma ahan ciidan beeleed, waxuna qorshey ku socotaa Jowhar iyo beledweyne inshallah waa xuroobe. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Bashiir Posted April 21, 2011 ^Magaalo Somaliyeed oo gacan Alshabaab ku jirta sida Jowhar haddii lagaa waraysto macnaheedu ma ahan qabiil baa loo duur xulayaa cudurka Somali la hadhay haddii aad ka fayowdahay, maamul gobaleedka Azania waxaa lagu dhisay axdi qarameedka dowlada federaalka Somaliya ciidanka jiida hore jooga ee dagaalami waa isla ragii u dhashay deegaanka ee lagu tababaray gudaha iyo dibadaba halbeegooduna waa sidii qaranimada Somaliya loo soo celin ahaa( in a bottom up approach), lakiin adu hadaad si kale u fasilato waa tu adi kuu taala. Dhoobley waxay noqon siday dadkeedu ka dhigaab, Jowharna sidoo kale... Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted April 21, 2011 ^^ loooooooool Quote Share this post Link to post Share on other sites
Bashiir Posted April 21, 2011 A wind of change has come for Somalis. Every village started to take care of its affairs and compete with other next villages in the spirit of good governance, peace and progress. The bottom up approach for united people most specially the Azanian citizens is a wind of change . Thanks to Prof.Gandi and more power. Quote Share this post Link to post Share on other sites