Che -Guevara Posted April 20, 2011 ^Qeybiye, ma,adigaan dhaha Ben Haashim ahe Soomaali keeney. Samaale baa Soomaali ah. Saamaale koonfurbuu joogaa. Maxaa baran ugu bixin soo Xamar Makka uma aha Soomaali oo dhan. Kibir daayow bax soo siyaaro Xamar, amiirkana meesha wuu kaaga horeeyaa. Somalilandhish is dialect-I was being nice, we usually called Q@ldaan ama Qowdhan carabkii. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 20, 2011 Che Bani Hashimku wa laba afood afcarabiga na wa ku gabyan afsomaligana wa ku geeraran xita xuruf aydan waligin hore u maqal baanu dhagihina maqashiney xurufta so ma taqanid:D carabkayagu wa flexible dhawaaq kasta wa kara afkaygu waa ki hirgalay afkinana asaas bu u noqday nacambila. Amiirku laftigisu wa aftahan wuxu meesha u tagay inu Sh Yusuf al kaynun al baqdadi oo kale iska dhigo;) Alif la kor-dhabay, Alif la hoos-dhabay:p Wa wuxu abu Subeyr ula baxay;) Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted April 20, 2011 Wax,aan hore u maqlin Soomaali maba aha. Waxaan anigu Soomaali dhihin Soomaali ma,aha. Bal carab kaaguna flexible haduu yahey, bal B-A-R-A-N dheh caawa af-Soomaali (maxaatiri iyo may mayba) ku bareenaaye. Amiirka immersion classes buu qaate markuu Makka Soomaalida yimid. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 20, 2011 Che -Guevara;713421 wrote: Wax,aan hore u maqlin Soomaali maba aha. Waxaan anigu Soomaali dhihin Soomaali ma,aha. Bal carab kaaguna flexible haduu yahey, bal B-A-R-A-N dheh caawa af-Soomaali (maxaatiri iyo may mayba) ku bareenaaye. Amiirka immersion classes buu qaate markuu Makka Soomaalida yimid. adeeer aan wax ku sheego afka Somalilandishka ma lihin anagu wax la yidha maxaad tiri ama may may , anagu waxanu leenahay afka War Muxu yidhi ii yeedha markad amiirka aad carabkisa aad qaloocisan u malayn mayo waleh kina bu qaloocinaya ilahay igu ogyahay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted April 20, 2011 Xamar aqoon kuugu dhiman marka. Bal waayahe adigu af-Somalilandishkaaga kugu hadal laakin af Soomaaliga gees mar oo deris wanaag aan kuwada noolaano;) Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted April 20, 2011 Che-Guevara stick to the kiswaahili & af may may. Original standard somali originated from Somaliland & the central regions. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted April 20, 2011 Says another Q@ldaan...bisinka qabso horta Soomaali iyo af Soomaali waxaba kama ogid eh. Quote Share this post Link to post Share on other sites