Sign in to follow this  
oba hiloowlow

Gen. Indha Cadde Shabaab waxay isku qaldaaan Ciidamada Dowladda iyo Geed-Yuhuudka

Recommended Posts

Gen. Yuusuf Siyaad Indha Cadde ayaa ka hadlay dagaaladii xalay iyo shalay ka dhacay Magaalada MUqdisho, kaasoo uu ku sheegay in fariisimo dhowr ah ay kula wareegeen.

 

Isagoo la hadlayay mid ka mid ah Idaacadaha Muqdisho ayuu Gen. Indha Cadde sheegay Shabaab weeraro ay sooq aadeen ku hungoobeen, isagoo xusay in cashara lama ilaamaan loo dhigay.

 

"Kooxaha Khawaarijta waxay soo qaadeen weerar, cashar lama ilaabaan ayaa loo dhigay, waxaa laga dilay shan nin, hal Maxbuusna waa laga qabtay, meelihii fariisimaha u ahaa waan kala wareegnay"ayuu yiri Gen. Indha Cadde oo intaa ku daray in Saxaafada ku casuumayaan inay yimaadaan goobaha lagala wareegay.

 

Sidoo kale Gen. Indha Cadde ayaa xusay in Shabaab ay mar walba isku ******* Geed-yuhuudka iyo Ciidamada Dowladda, isagoo ugala jeeday in ciidankooda dareyskooda ahaa mid cagaaran, isla markaana Geed-yuhuudka uu la midib yahay dareyska Ciidamada, taasoo mar walba dhacda in Ciidamada Dowladda marka ay weeraro qaadayaan inay geedaha dhexdooda maraan.

 

Dagaaladii shalay iyo xalay ka dhacay Magaalada Muqdisho ayaa ahaa kuwo sababay qasaarooyin kala duwan oo isugu jiray dhimasho iyo dhaawac, iyadoo ilaa iyo iminka la xaqiijiyay in ku dhowaad lix ruux oo rayid ah ku dhinteen.

Share this post


Link to post
Share on other sites

ciidankooda dareyskooda ahaa mid cagaaran, isla markaana Geed-yuhuudka uu la midib yahay dareyska Ciidamada, taasoo mar walba dhacda in Ciidamada Dowladda marka ay weeraro qaadayaan inay geedaha dhexdooda maraan.

very smart

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this