oba hiloowlow Posted April 17, 2011 War nimanka ilaa Burco iyo hargeysa ay joogan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 17, 2011 dee kuwasi wa dad mabdaooda aminsan balse i dont think Alshabaab ba ka danbeysa wa arin hoose it seems inay tahay aargoosi wadaadki shalay la dilay loo aareyey. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted April 17, 2011 Al shabaab waala kasaaya waagii ethiopianka intey dad waxgala ay dilaan ayeey dhahaayen xabashida iyo niman dharcad ayaa dilay taana waa sidii shacabkii iyo culumaa'udiinka Ahlu sunnah iyo maamulgoboleedka Pl ayaa laysku dirooya. Mardhow dagaalo fool fool ayaad arki doontaa iney qarxaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites