Mooge Posted April 15, 2011 Maqaal: CAQABADDA UGU WAYN EE HORTAAGAN DKMG AH WAA AHLU SUNNA-WAL-JAMAACA amohmoud@hotmail.com 04/15/2011 ASCW akhristayaal dhammaantiin: Muddo aan yarayn ayaan dusha ka eegaayey arrimaha Soomaaliya.*Waxaan ahay shaqsi Soomaaliyeed oo aad ugu jeelay dalkiisii in muddo ahna qurbe ku noolaa.* Rajo beelka iyo niyad xumada waxaa ila wadaaga ehelkayga Soomaaliyeed oo idil dibad iyo daakhil anigase [...] Read More Here... Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted April 16, 2011 Soomaaliya inay ha qaldanaadee 4.5 wax ku qaybsatay oo reerka ay matalaan qaybtoodii qaateen waa ay ogaayeen, haddana waa maxay qaybtayadii meel bannaan dhiga ? yay hoos tagaan ? ma shacabbaa ? ma maamul wax u qoranyihiin oo madaxwayne leh baa sida puntland , Galmudug iyo somaliland ama ximan iyo xeeb ???? Ma qabiil bay mataal ? hadday caabudwaaq degaan waa la yaqaan reerkooda su’aashu waxay tahay Maxamed Farmaajo yuu wax ku noqday ?? Soomaaliya dhibka haysta waxaa ka mida dadka wax qoraa waa un iska qoraan si cashwaaí ah ama aan sal mug leh lahayn puntland waxay ogolaatay in beel wax lagu qaybsado hadana waa u cuntami laádahay sababa jira awgood somali land sidoo kale ximan iyo xeeb, cidina ma ogola inay labada lugoo meel isugu geyso Hadaba ahlu sunna maxaa u diiday in miiska magacooda loo saaro intaysan madasha wada hadalka iman?? miyaysan kuligood caqabad ahayn? Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted April 16, 2011 ^^^war magaca Ahlu sunnah waa lagu qarabanooya kuwaan guriceel,caabudwaaq etc jooga waa dad xukun doon ee ilaahay shartooda ha inaga mootiyo. Quote Share this post Link to post Share on other sites