Mooge Posted April 15, 2011 Garowe ( RBC Radio) Banabaxaani maanta kadhacay degmada Eyl ee gobolka nugaal ayaa waxaa uu ahaa banaanbax gabi ahaantiisba lagu taargeesanaa qodobadii kasoo baxay shirkii wadatashiga arimaha soomaaliya oo dhawaan lagusoo gababeeyay magaalada nayrobi xarunta dalka kenya. Dadka banaanbaxayay oo gaarayay boqolaal dad ah oo isugu jiray haween caruur iyo dhalinyaro ayaa waxay isugoo baxeen [...] Read More Here... Quote Share this post Link to post Share on other sites