Sign in to follow this  
oba hiloowlow

Af Maay maay thread

Recommended Posts

^LOOL Nuune waxuu soo qoray waa jeebkiisa badanaa kow haka dhihin. Labo lahjad buu afka Somaligu leeyahay, waxaa la kala yidhaahdaa "Maay" iyo "Maxaa tidhi". Maayga waxaa lagaga hadlaa meelo badan oo kamid ah Gobolada Bay iyo Bakool.

Maay maaygana dhowr lahjadood ayuu uu kalaa baxaa like Maayga luuq, kan Afgooye oo ah af maxaa tiri and maay and maayga bakool and baay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

The Zack;711837 wrote:
Lool@Aaliyah, I also know Mississauga but didn't want to say that.

 

Miskiin, wax and walax are the same, I think. Lol@not seeing chemistry book written in Somali. They are the best sxb. The physics is better though.
matter waa wax cuf leh mug leh meel madhan buuxin karo waligaa maadan Maqal?

Atamka waa qurubka ugu yar uu matterka ka kooban yahay...Iyaah! You took me way back...Zack igu soo roor matihid yaah? :P

 

Mississauga-na maxaa ku geeyay? Aaliya wexey ila tahay dhankaa iyo East-ka iney gariir ku dheesho...:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

LOOL@KK. Atom waa qurubka ugu yar yaah. ha ha! Walee beentaa ma aha waayo waayo dib ugu noqonay. Waan duqownee waayaan dad aheyn LOL.

 

Mississauga qadhaabsi baa i geeyay. Aaliya miyey guurtay, aggah! East-ka waa xagee.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

lol@ east bay gariir ku dheesho.....iyo lol @ aaliyay miyay guurte eastka waa xage....you two are too funny!!

 

Heedhe mississauga qadhaabsigi aad u tagtay miya? oo miyaya ku shaqeen weydey wa adigi afrika qaraabo u doontaye lol..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

loool afartuba somaliyee jogaan somaha..kolay mid mississauga dagan bac madow bay kuso turi laheed mise wayba kusoo tuurtay! Lol..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Haha I like that Zack loool, xagee ka helaa that book? Mida kale, afka uu buugu ku qoran yahay fiiri, soo maaha reer waqooyi? lol thats typical somali, idaacadda, buugaagta, gabayada etc. kuli waa af reer waqooyi, that can only mean the original afsoomaali meelahaas buu ka yimid right. Ma arkaysid dictionary ay ku qorantahay "noh, aboow, koo, waaye" :) etc. I'm just say'n!

 

Tafsiiradii ugu cajiibsanaa een maqlo,

 

Nin soomali ah(xamar) ayaa yidhi waxaan tafsiiri بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَنِ الرَّحِيمِ

 

hadaba sidan buu u tafsiiray:

بِسْمِ اللَّهِ : Ilaahay waaye

الرَّحْمَنِ: Isagii lee waaye

الرَّحِيمِ: laftirkiisii lee waaye

 

lool

Share this post


Link to post
Share on other sites

haha yh, caadi maaha!

 

mid kalaa ka darnaa he wanted to translate the verse:

وَمَنْ أَعْرَضَ عَنْ ذِكْرِي فَإِنَّ لَهُ مَعِيشَةً ضَنْكًا وَنَحْشُرُهُ يَوْمَ الْقِيَامَةِ أَعْمَى

 

aayadu tafsiirkeeda saxda ah waxaa weeye sidan: Qofkii ka sii jeedsada dikrigayga ,waxaa qofkaa u sugnaaday nolol cidhiidhi ah (aduunka), maalinka qiyaamana waxaanu soo saari isagoo indha la'

 

Hadaba midbaa sidan u fasiray:

مَنْ: xariifkii

أَعْرَضَ: Ga' kasiista

عَنْ ذِكْرِي: afaarahayga

فَإِنَّ لَهُ: saaxibkaas waxaa u sugnaatay....

مَعِيشَةً : nolal

ضَنْكًا: oo marax eh

وَنَحْشُرُهُ يَوْمَ الْقِيَامَةِ: maalinka qiyaamana waxaanu soo saari...

أَعْمَى : Isagoo wakiran nooh (cawiran yacni).

 

lol noh kulahaa.

 

The point is, tafsiirku af reer waqooyi buu ku fiican yahay lol.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Zack: Atamku waa qurubka ugu yar maatarku ka samaysan yahay ee aan la doorin karin sheekooy ku nacay ... war ninyahow imisa sano baad iga weyntahay :) Walax = Object.

 

Mida kale afku wuxuu u kala baxaa mid lagu hadlo iyo mid la qoro tusaale ahaan afka buugta lagu qoro waa dhexdhexaad balse lama war dee, boowe, gaw, xaa tiri, geb ii sii ma fadow iyo wixii la midka ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Have you guys seen reer waqooyi is shukaansayaa? Subxanalaah. you would think in ay is dagaali rabaan. reer waqooyi dialect is totally not for shukaansi

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this