Sign in to follow this  
oba hiloowlow

Af Maay maay thread

Recommended Posts

Qof maa jiro oo garanaaya af Maay? Hadii ay jiraan kuso qoraa wixii aad kaseysaan :).. Lahjadaas sounds cool inaan bartaa rabaa lol. Anyways i apreciate hadii aad kuso qortaan some basic meanings.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Ula lang goridaasi ing dhiibooy, sede walhaadba sedii in doron, lan saan dheer seefaan in dorighe, lan sanwiin sanbooru in dorighe, lan sariir fuuline see ete in doronte.

 

Lang wal kiingki taraani mingkaawa saanto i lami lanmi kinki dareewi

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Oba, tan kore bas aan kuu sharxaa, inta kale adiga lee fasiro, hadii wax kasta laguu fasiro see ku baranee afka:

 

waa tan: Ula lang goridaasi ing dhiibooy: Ushaada ninkaad taqaano ayaa loo dhiibtaa, ama more formal: ushaada ninkaad ka qaadan karto ayaa loo dhiibtaa:

 

Ula: Usha

Lang: Ninka

Goridaase: Taqaano

ing: Ayaa loo

Dhiibooy: Dhiibtaa

 

 

Ps: Oba, hadaad adeerkey Shariif Sakiin ii deyso si fiican baan kuu bari Af Reewin smileys.gif reer Mataana waa isla nahey ee ogoow, see waaye adiga, lamadeyna maa isku keen keeneeno, see camal

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

The Zack;711778 wrote:
Marti kooydaa ma koydiinaa lamiyo tobankee galaanji fadow.

 

Af waa kee mee lagu aamee?

Marti ama ha imaato ama yeysan iman, anigu labo iyo tobankeygii qaaddo rabaa.. waa maah maah, qofkii deyn kaa qabo lagaga qaato lol. Waajid waligaa maadan tagin miyaa duqa LOL.

 

Tan kale, waxaan filayaa iney tahay af waa kane maxaa something something. It basically means war lee maa wadanaa LOL

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ Af waa koo mee li ky aamee, adigaaba barbaratooy ah, sidii dooro khaakhahaasee meeli wangy sidii u dookhoo misgy noqahaase ongy dareeree

Share this post


Link to post
Share on other sites

Thanks Zack iyo Nuune, nuunow waa barahaaya inshallah igu ogow.. Adeerka shariif nin fiican maha, ku deyn maa yahee, Fiqhi iyo Aden madoobe adeeradaas ayaan raacsanahay! Nuune ma kuwii naga habaabay oo Baay iyo Bakool aadsaday ayaa tahay aan uu maleena..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

I believe MMA is from there and should have known it lol..sadly the man was raised in hamar..so I guess he lost on the opportunity of knowing that unique dialect.....

 

My dad actually worked in borame briefly and he would tell me few words that I cant even remember now that definitely sounded foreign to my ears lol...

 

it is amazing how people who consider themselves somali would speak totally different lingo ( shows you how a language can evolve in time...interesting!!!)...and even dadka la dhoho barawani or somein reer hamarka cadcad..they also speak luqad aan ka yaabay lol....

 

 

Ula: Usha

Lang: Ninka

Goridaase: Taqaano

ing: Ayaa loo

Dhiibooy: Dhiibtaa

loool trust Nuune to know everything. Waxana maxa ku baray...Ma O-gadenia kugu bareen LOL

Share this post


Link to post
Share on other sites

Lol I heard ones, inuu Sayid Maxamed Cabdalle xasan u yimid dad afkan(maay maay) ku hadlaya, intuu la yaabay buu yidhi "heedhee barri baan idiin soo noqon, ama afsoomaali baad ku hadli doontiin, ama waad dhamaan doontiin" loool, si dagdag ah bay afsoomaali quman ku barteen, lol sayidku ma nixi jirin. Laakiin inay sax tahay iyo in kale Allaa og.

Share this post


Link to post
Share on other sites
bilan   

i heard he said ama af muslim ku hadla ama af gaal, Like most of the Somalis he was intolerant, and believed his dialect was the only Somali.

 

AAliyah reer Baraawe af Somali kuma hadlaan, waa Swahili, laakiin reer banaadirigu afkoodu waa Somali.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Bilan lol I knew it wasnt somali walahi I mean it sounded so weird lol..bt I assuming to be another wacky dialect like the ones ppl from borame speak. Thanks for the correction hehe! I have no clue how sawahili sounds!..didnt pay attention!

 

reer banadir??!! yaga ma southka somalia dagaan?...afkoodana wa somali markaad leedahay lama fahmo miya?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this