oba hiloowlow Posted April 14, 2011 Qof maa jiro oo garanaaya af Maay? Hadii ay jiraan kuso qoraa wixii aad kaseysaan .. Lahjadaas sounds cool inaan bartaa rabaa lol. Anyways i apreciate hadii aad kuso qortaan some basic meanings. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted April 14, 2011 Ula lang goridaasi ing dhiibooy, sede walhaadba sedii in doron, lan saan dheer seefaan in dorighe, lan sanwiin sanbooru in dorighe, lan sariir fuuline see ete in doronte. Lang wal kiingki taraani mingkaawa saanto i lami lanmi kinki dareewi Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted April 14, 2011 Haye Nuune noo fasir hee Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted April 14, 2011 Marti kooydaa ma koydiinaa lamiyo tobankee galaanji fadow. Af waa kee mee lagu aamee? Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted April 14, 2011 Ar no fasira hee lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted April 14, 2011 Oba, tan kore bas aan kuu sharxaa, inta kale adiga lee fasiro, hadii wax kasta laguu fasiro see ku baranee afka: waa tan: Ula lang goridaasi ing dhiibooy: Ushaada ninkaad taqaano ayaa loo dhiibtaa, ama more formal: ushaada ninkaad ka qaadan karto ayaa loo dhiibtaa: Ula: Usha Lang: Ninka Goridaase: Taqaano ing: Ayaa loo Dhiibooy: Dhiibtaa Ps: Oba, hadaad adeerkey Shariif Sakiin ii deyso si fiican baan kuu bari Af Reewin reer Mataana waa isla nahey ee ogoow, see waaye adiga, lamadeyna maa isku keen keeneeno, see camal Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted April 14, 2011 The Zack;711778 wrote: Marti kooydaa ma koydiinaa lamiyo tobankee galaanji fadow. Af waa kee mee lagu aamee? Marti ama ha imaato ama yeysan iman, anigu labo iyo tobankeygii qaaddo rabaa.. waa maah maah, qofkii deyn kaa qabo lagaga qaato lol. Waajid waligaa maadan tagin miyaa duqa LOL. Tan kale, waxaan filayaa iney tahay af waa kane maxaa something something. It basically means war lee maa wadanaa LOL Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted April 14, 2011 ^^ Af waa koo mee li ky aamee, adigaaba barbaratooy ah, sidii dooro khaakhahaasee meeli wangy sidii u dookhoo misgy noqahaase ongy dareeree Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted April 14, 2011 ^af waa koo? I don't think that is right duqa. Let's have real may speaker judge this. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted April 14, 2011 Thanks Zack iyo Nuune, nuunow waa barahaaya inshallah igu ogow.. Adeerka shariif nin fiican maha, ku deyn maa yahee, Fiqhi iyo Aden madoobe adeeradaas ayaan raacsanahay! Nuune ma kuwii naga habaabay oo Baay iyo Bakool aadsaday ayaa tahay aan uu maleena.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted April 14, 2011 I believe MMA is from there and should have known it lol..sadly the man was raised in hamar..so I guess he lost on the opportunity of knowing that unique dialect..... My dad actually worked in borame briefly and he would tell me few words that I cant even remember now that definitely sounded foreign to my ears lol... it is amazing how people who consider themselves somali would speak totally different lingo ( shows you how a language can evolve in time...interesting!!!)...and even dadka la dhoho barawani or somein reer hamarka cadcad..they also speak luqad aan ka yaabay lol.... Ula: Usha Lang: Ninka Goridaase: Taqaano ing: Ayaa loo Dhiibooy: Dhiibtaa loool trust Nuune to know everything. Waxana maxa ku baray...Ma O-gadenia kugu bareen LOL Quote Share this post Link to post Share on other sites
Al-Miskiin Posted April 14, 2011 Lol I heard ones, inuu Sayid Maxamed Cabdalle xasan u yimid dad afkan(maay maay) ku hadlaya, intuu la yaabay buu yidhi "heedhee barri baan idiin soo noqon, ama afsoomaali baad ku hadli doontiin, ama waad dhamaan doontiin" loool, si dagdag ah bay afsoomaali quman ku barteen, lol sayidku ma nixi jirin. Laakiin inay sax tahay iyo in kale Allaa og. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted April 14, 2011 loool he actually said that??... Bless him!...talow umada maanta ee afkooda ka fanasa suu u gali laha .. Quote Share this post Link to post Share on other sites
bilan Posted April 14, 2011 i heard he said ama af muslim ku hadla ama af gaal, Like most of the Somalis he was intolerant, and believed his dialect was the only Somali. AAliyah reer Baraawe af Somali kuma hadlaan, waa Swahili, laakiin reer banaadirigu afkoodu waa Somali. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted April 14, 2011 Bilan lol I knew it wasnt somali walahi I mean it sounded so weird lol..bt I assuming to be another wacky dialect like the ones ppl from borame speak. Thanks for the correction hehe! I have no clue how sawahili sounds!..didnt pay attention! reer banadir??!! yaga ma southka somalia dagaan?...afkoodana wa somali markaad leedahay lama fahmo miya? Quote Share this post Link to post Share on other sites