oba hiloowlow Posted April 13, 2011 NAIROBI(KEYDMEDIA)Ex Prof Max’ed Cabdi Gaandi oo dhawaan sheegtay inuu wakiil uga yahay dowlada Faransa Geeska Afrika ayaa maanata waji gabax kala kulmay goobta uu ka dhacayo Shirka ay soo wada qaban qaabiyeen hogaamiye kooxeed shariif Xasan iyo Mahiga. Gaandi oo saakay isu soo diyaariyay inuu ka qeyb galo shirkaasi ayaa waxaa laga xirtay albaabka xaruntii uu ka dhacayay shirka, isagoona kolkuu goobta gaaray ku dooday inuu yahay waxa uu ugu yeeray madaxweyne Gobaleedka Maamulka Azaaniya. Ilo xog-ogaal ah ayaa waxa ay u sheegeen keydmedia in Gaandi kolkii uu ku hungoobay ka qeyb galka shirkaasi inuu dib isaga laabtay hotelkii uu ka daganaa Nairobi, waxaana iminka uu ku mashquulsanyahay sidii uu ula xiriiri lahaa Agusitine Mahiga uuna uga dhaadhicin lahaa in loo ogolaado ka qeyb galka shirka, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Al-Miskiin Posted April 13, 2011 Warkani ma saxbaa? Gaandi iyo waxa ka agdhow oo dhan anigu midna ma taageersani, horayna waan u sheegay, laakiin haduu warku been yahay, in la isku xadgudbo ma fiicna oo sidaas la isu ceebeeyo. Hadaan wararka la iska sugin, oo kuwooda beenta ah la iska qaban, barri ka maalin waynu isku dhex yaaci. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Bashiir Posted April 13, 2011 Oba marada ayaa ka dhacday ,,... Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted April 13, 2011 People, don't fall for this crap. It is from keymedia and half of their news articles start with "ceeb baa ka raacday". Shariif Sakiin ceeb baa raacday, Gandhi ceeb baa raacday, the zack ceeb baa raacday looooool. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Bashiir Posted April 13, 2011 Keymedia : "oba hiloowlow ceeb baa ka raacday" ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 13, 2011 Stuff and nonsense Gandi sits with the big boys and with other african leaders and you want us to believe Shir yaro mahiga qabtay ba lo diiday lolz. come on man Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted April 13, 2011 What are you talking about now? It is a fact that Azania was not invited to this conference. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted April 13, 2011 Xaaji Xunjuf;711409 wrote: Stuff and nonsense Gandi sits with the big boys and with other african leaders and you want us to believe Shir yaro mahiga qabtay ba lo diiday lolz. come on man :D tell them Xaaji, tell them LOL Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted April 13, 2011 Somalina;711412 wrote: What are you talking about now? It is a fact that Azania was not invited to this conference. The article posted here doesn't say Azania was or was not invited, it says he went there without an invitation and he was kicked out. Big lie. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted April 13, 2011 I was talking to XX. Thank you. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted April 13, 2011 I responded to a lost post and I have the right to do so. Qofkii xanaaqo asaguu afka xanuuni Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted April 13, 2011 Again, I was responding to XX. Baska danbe soo raac. Cheers! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted April 13, 2011 "Asaaniya?" What the... Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted April 13, 2011 MMA, yea Azania, your new state Quote Share this post Link to post Share on other sites