Sign in to follow this  
oba hiloowlow

Hogaamiye kooxeed Shariif Sakiin oo ay ceeb ka raacday shirkii Mahiga

Recommended Posts

MUQDISHO(KEYDMEDIA) Xog ay ka heshay keydmedia shirka Mahiga ee ka socda Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya ayaa sheegaysa in hogaamiye kooxeed shariif Xasan Shiikh Aadan uu waji gabax iyo ceyb xoogan kala kulmay hogaamiyaasha shirka ka qeyb galaya.

 

Xubna ku dhaw madaxtooyada Soomaaliya ayaa keydmedia waxa ay u sheegeen in C.raxmaan Iibi oo ka qeyb galaya shirkaasi uu soo gaarsiiyay warbixin uu ku sheegayo in Faroole iyo Caalin ay si cad ugu sheegeen hogaamiye kooxeed shariif Xasan in aanay aqoonsaneen wax baarlamaan la yiraahdo.

 

Taageerayaasha madaxweyne Shariif iyo dadka ku dhaw dhaw madaxtooyada ayaa waxa ay soo dhaweeyeen ceebtaasi soo wajahday hogaamiye kooxeedka ka sariigan waayay ceebo siyaasadeedka Soomaaliya.

 

Wararku waxa ay sheegayaan in ka qeyb galayaasha shirka ay dhamaantood isku waafaqeen in meesha laga saaro dowlada, taasoo *****lka ka qaadeysa in magac u yaalada shirka ay si horudhac ah u muujinayaan go’aanka Mahiga jeebkiisa ku jira.

 

Waxaana go’aanka Mahiga uu yahay mid meesha ka saarayaa is boqrada Hogaamiye kooxeed Shariif Xasan uu isu boqrayo kursiga madaxtinimo ee Soomaaliya.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waxaa kaloo maanta isku raaceen afar wadan oo ay ka mid tahay Maraykanku in Soomaaliya laga tirtiro mapka aduunka maadaama ay ka buuxaan dad ku faraxsan faafinta iyo balballaadhinta fadeexadaha iyo khuraafaadka aanan jirin.

 

Oba, War nin yahaw isku xishoo oo waxan fitnada ah eed faafinayso jooji, waa laga fiican yahay inaad been cad oo uu shaqsi adoo kale ah maskaxdiisa ka damcay kuna qoray website aad kusii faafiso ummada.

 

Nin fiican oo sharaf leh ayaad sawirkiisa sidataaye fadlan ha ku ciyaarin sharaftiisa adigoo matalaya inaad isagga matalayso/taageerayso.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Shariif Xasan was Oba's beloved parliament speaker yesterday, and today he became hogaamiye kooxeed, very predictable.

 

 

lol@Keydmedia, a website run from a bunker room in Arizona.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

^^ Aren't all Somali websites run from bunker rooms anyway?

 

Disclaimer:

LST does not own a bunker room and xubno ku dhaw hogaamiyasha SOL ayaa inuu sheegay that the server maintenance takes place every Sunday afternoon, along with the weekly washing.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ smileys.gif Laakin SOL's servers are located all over the world, if one server is attacked by Nato warplanes, then SOL switches to another server in Niger, sxb, marka no bunker there.

 

 

 

looooooooooooool@hogaamiyaasha SOL, we will wait Libaax to answer that

Share this post


Link to post
Share on other sites

nuune;711295 wrote:
Shariif Xasan was
Oba's
beloved parliament speaker yesterday, and today he became hogaamiye kooxeed, very predictable.

 

 

lol@Keydmedia, a website run from a bunker room in Arizona.

Nuune ilaaha iga sareeye walahi bilahi aan ku maree anoo shariif sakiin difaacaya hadaad SOL ka keentid nin rag ayaa tahay waligey danbena SOL wax ku qori maa.. Bal keen waaku sugaa walahi inaan ka yeeleynin waan waayay,!! Nin rag iska dhig

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this