Sign in to follow this  
Liqaye

Shirkii uu Mahiga ku baaqay oo Nairobi ka furmay iyo tiradii loo baahnaa oo aan soo xaadirin

Recommended Posts

Liqaye   

Waxaa maanta ka furmay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya shirkii uu dhawaan ku baaqay wakiilka QM uqaabilsan arimaha somaliya Augustine Mahiga, iyadoo ay goob joog yihiin qaar kamid ah xubnihii la marti qaaday, inkastoo intii ugu muhiimsaneyd aysan goobta joogin.

 

Shirka ayaa waxaa shir gudoominaya Wakiilka QM u qaabilsan somaliya Mahiga, isaga ayaana shirka ku furay qudbad u badneyd u mahadcelin xubnihii kasoo qeyb.

 

Isagoo shegay in shirka uu yahay wadatashi looga arinsanayo Aayaha Somaliya waa sida uu kasoo qeyb galayaasha u shegay Mr Mahigee.

 

Mahiga kadib ayaa waxaa hadalka qaatay c/raxmaan faroole oo ah madaxweynahay maamulka puntland isagoo edeyn u soo jeediyaay Dowlada Somaliya kuna eedeyaya wax qabad la’aan, xili uu goobta fadhiyay Gudomiyaha Baarlamanka somaliya Sharif Xasan.

 

Shirka oo saacado soconayo hadana wax la isla meel dhigay majiro waxa uuna marayaa isbarasho iyo iska warqaadasho oo kaliyah, in kastoo xiliyada qaar saxaaafada banaan jooga ah ayaa dhagahooda waxaa soo gaaraya buuq iyo hadalo iska soo horjeedo.

 

Sidoo kale waxaa hadala ka jeediaya sida ay ilo hoose somaliweyn ugu warameen xubno kale oo dowlada katirsan iyo mamulada lagu macsuumay.

 

Saxafadu waa dibad joog balsa wariyayaasha Somaliweyn ay xooransaneysaa qaabka wax lowada iayadoo ila wareed shirka ka qeyb galayana ay u xog waramayaan daqiiqad waliba.

 

Wali shirka wuu socdaa ee la soco wixii soo kordha.

 

Axmed Muse Gure

Somaliweyn Nairobi Kenya

Waqaca4@gmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liqaye   

Mahiga kadib ayaa waxaa hadalka qaatay c/raxmaan faroole oo ah madaxweynahay maamulka puntland isagoo edeyn u soo jeediyaay Dowlada Somaliya kuna eedeyaya wax qabad la’aan, xili uu goobta fadhiyay Gudomiyaha Baarlamanka somaliya Sharif Xasan.

 

Kuwaas oo kale:

 

Surah al-Falaq

 

Bismillah Ar-Rahman Ar-Raheem

 

Qul-a'udhu bi Rabb il-falaq

Min sharri ma khalaq

Wa min sharri ghasiqin 'idha waqab

Wa min sharr-in-naffathati fi-l-'uqad

Wa min sharri hasidin idha hasad

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this