Som@li Posted April 12, 2011 "Waxyaabaha la yaabka leh waxaa ka mid ah in beesha caalamku ay mar walba yiraahdaan waxaan ixtiraamaynaa rayigooda iyo dowladnimadooda waxaana doonaynaa inay guuleystaan, balse damacoodu intaas waa ka duwan yahay," ayuu yiri Sheekh Shariif. "Beesha calaamka waxay u baahan tahay fasiraad, waayo maalin walba waxaan maqlnaa bulshada caalamka ayaa sidaas doonaysa, haddaba dalalka danaha ka leh Soomaaliya waaye kuwa wareerka nagu haya ee ma ahan dadka kale ee doonaya inaan guuleysanno kuwaasoo aan lahayn awood ay nagu garab-istaagaan," ayuu yiri Sheekh Shariif. >>Here Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted April 12, 2011 Maskiin , Did he really think they were helping him? Somalia? Did he trust them? and thought 550 MPs would work to begin with, or he only cared to be a President. This TFG is all fake. What a waste! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 12, 2011 Former Islamist becomes the international Communities puppet and cries after he found out they want to get rid of him Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted April 12, 2011 Regardless, his words ring true! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted April 12, 2011 Viva Sheik Sharif! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abokor Omar Posted April 12, 2011 He should join al-shabab to get back his credibility:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 12, 2011 Abokor Omar;711106 wrote: He should join al-shabab to get back his credibility:D ;) Amiir godane won't allow him Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abokor Omar Posted April 12, 2011 That could be true Xaaji and all indicates point to Sharif losing his head from a swift swing of the Amir's sword. However, this would be honorable death, instead of being a coward and hiding behind african mercenaries, with little or no respect from the general public. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted April 12, 2011 Godane wears niqab because he is afraid to show his face to Sheik Sharif Sheik Ahmed! Long live our commander in chief, mudane Sheik Sharif Sheik Ahmed! Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted April 12, 2011 Shariif shareeco waa uu shiikh Guuleeyso Amiirul mu'miniin Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abokor Omar Posted April 12, 2011 Somalina;711116 wrote: Godane wears niqab because he is afraid to show his face to Sheik Sharif Sheik Ahmed! Long live our commander in chief, mudane Sheik Sharif Sheik Ahmed! Shariff looks African.. Btw, look how the guy to his right is spooked and the one to the far right near the wall is only sticking his head out. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted April 12, 2011 ^^ He is a African :p:p:p:p:p:p: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted April 12, 2011 Saan baa loo hadlaa haddii kale la iska dhaafaa. Runta ayuu u sheegoyaa. Kaca ku dheh 'beesha caalamka' ku sheega. Kaca waliba kir iyo yur ha loogu daro. Soomaaliya ayeeba shirkad hoteelo qandaraaso ku qaato ka dhigeen. Marba hoteelo ku yaalo magaalooyin shisheeye loogu yeeraayo madaxda Soomaaliyeed, lacagtii masaakiinta Soomaalida loogu tala galayna lagu cunaayo. Kaca, waliba gis ku dheh, indeed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
bilan Posted April 12, 2011 Oo hadaa muxuu ahaan lahaa, haduusan African ahayn, malaha British baad mooday, waxaan maqli jiray reer SL markay Nairobi tagaan waxay dhihi jireen waagaan Africa tagnay ma kuwaas baad ka soo hartay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abokor Omar Posted April 12, 2011 I know, some more then others. If Sharif fails, you can bet he will be leaving with his Bantu mercenaries back home to Rwanda or Burundi or the Congo. Quote Share this post Link to post Share on other sites