Sign in to follow this  
Liqaye

UN meeting: Somali clan elders want Speaker sacked

Recommended Posts

Liqaye   

By ABDULKADIR KHALIF

Tuesday, April 12, 2011

 

Mogadishu, Somalia (AfricaReview) - The Council of Elders of Somali’s Digil and Mirifle clans have backed the Cabinet’s rejection of UN-organised consultative meeting that begins in Nairobi Tuesday.

 

The clan elders further called for the sacking of the Speaker of the Somali Parliament, Sharif Hassan Sheikh Aden, who they accused of attempting to wreck the government formed in Djibouti in early 2009.

 

Council chairman Said Omar Haji told the media in Mogadishu that they were opposed to the Speaker leading a delegation to Nairobi to the UN-organised talks.

 

Mr Haji indicated that the Speaker and his group had ignored the state procedure and called on the MPs to remove him from his position.

 

The Speaker of the council of elders, Mr Madiyow Mohamed Aftin, stressed that Somalia has a government with the mandate of executing political affairs. He added that the Nairobi meeting was against the interest of Somalia.

 

Since Somalis currently share power by clan formula known as 4.5, Digil and Mirifle is the constituency of the Somali Speaker of the Parliament Sharif Aden.

 

March 30, Dr Augustine Philip Mahiga, the Secretary General of the United Nations' Special Envoy to Somalia, came to Mogadishu to invite leaders, including the Speaker, the PM and the President to participate in the Nairobi meeting, together with some regional authority representatives such as Puntland, Galmudug and the moderate Islamist group, Ahlu Sunna wal-Jamea.

 

Somaliland reportedly declined association with the talks, insisting to be independent from the rest of Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liqaye   

Golaha dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Digil iyo Mirifle oo maanta ku baaqay in xilka laga qaado Shariif Xasan kadib markii ay ku eedeeyeen…

 

Afhayeenka%20Golaha.JPG

 

odayaasha%20dhaqanka%20iyo%20dhalinyarad

 

April 11, 2011 - QOL - Golaha dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Digil iyo Mirifle oo maanta ku baaqay in xilka laga qaado Shariif Xasan kadib markii ay ku eedeeyeen…

 

 

 

Odayaasha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Digil iyo Mirifle ayaa manta shir jaraa’id oo ay ku qabteen magaalada Muqdisho ayay ku baaqeen in xilka laga qaado guddoomiyaha golaha Baarlamaanka Shariif Xasan Sheekh Aadan iyagoo ku eedeeyey inuu doonayo inuu burburiyo dowladda Federaalkal KMG ah ee Soomaaliya ee lagu soo dhisay dalka Jabuuti.

 

 

 

Guddoomiyaha golaha dhaqanka iyo Midnimada beelaha Digil iyo Mirifle Siciid Cumar Xaaji ayaa warbaahinta u sheegay in ugu horeyntii ay taageersan yihiin go’aankii Xukuumada Federaalka KMG ah ay ku qaadacday ka qeybgalka shirka Nairobi maanta ka furmay ee Q/midoobay soo qaban qaabisay waxayna tilmaameen in xubnaha uu hogaaminayo Shariif Xasan Sheekh Aadan oo ah guddoomiyaha Baarlamaanku ay yihiin dad sharciga hareermaray isla markaana doonaya inay dumiyaan dowladda Federaalka ah ee lagu soo dhisay dalka Jabuuti, waxayna ugu baaqeen xildhibaanada Baarlamaanku inay xilka ka qaadaan, sida ay hadalka u dhigeen.

 

 

 

Sidoo kale, afhayeenka golahaasi Digil iyo Mirifle Madiyow Maxamed Aftiin oo isna goobta ka hadlay ayaa xusay in dalka Soomaaliya ay ka jirto xukuumada wixii shirar siyaasad ah looga dambeeyo, wuxuuna hoosta ka xariiqay in shirka Nairobi aysan ku jirin danta shacabka Soomaaliyeed.

 

 

 

Hadalka odayaashan ayaa ku soo beegmaya xilli maalinta berri ah la filayo inuu ka furmo shirka ay Q/midoobay ugu magac dartay shirka wadatashiga Soomaalida kaasoo uu garwadeen ka yahay Augostine P. Mahiga oo ah wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee Q/midoobay u qaabilsan Soomaaliya, iyadoo shirkani uu la kulmay diidmo adag oo ka imaaneysay qeybaha bulshada iyo kuwa siyaasada Soomaalida.

 

 

 

 

 

Maxamed Xuseen Ugaas

 

Ugaasyare114@gmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this