Sign in to follow this  
Saalax

Man from Somalia who claimed to be a Prophet taken to Hargeysa Court - Somaliland

Recommended Posts

Somalina   

Saalax;712862 wrote:
Somalina the website is the one that said he was from Koonfur instead of Somali Region - Ethiopia anigu maxad igu haysata?.If it makes it any better i apologize to koonfur.
:D

Apology accepted! It takes a big man to admit he's wrong.

Share this post


Link to post
Share on other sites

ninka intaan la maxkamadeen ma labaaray inuu maskaxda ka fayowyahay mise waa layska xukumay , hadii labaarayna result dhaqtarku muxuu soo sheegay ninka waa macquul inuu maskaxiyan u fiyooben, lakin taas ma cadeyn karee ,yaa war bixin dheeri ka haya intaan la maxkamadeyn in la baaray iyo in kale ?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Garsooraha ninkan xukumay isagaaba waalan hadduu nin waalan labo sano xabsi u diray. Ninkan waxay ahayd ama in dhakhtar loo geeyo ama mawlac yar loo dhiso oo uu weligiiba halakaa nebi ka sheegto oo xadiith somaliga isagu isu akhriyo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Kornaylka;713132 wrote:
Ninkan waxay ahayd ama in dhakhtar loo geeyo ama mawlac yar loo dhiso oo uu weligiiba halakaa nebi ka sheegto oo xadiith somaliga isagu isu akhriyo.

:D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

A Somali prophet? Perish the thought. Why would God want to communicate to Somalis in their own language instead of an ancient, foreign one? To be taken seriously by the masses, he must speak in tongues. Obscurity can mask insanity.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this