Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland diaspora from Cardiff donate Money to the local hospital of sool+VIDEO

Recommended Posts

Hablaha Jaaliyada Deegaanada SSC ee ku sugan Cardiff Oo Deeq lacageed Sogadhsiyay Cusbitalka magaalada laascaanood+ Video)

Posted to the web on Apr 09

 

Deeq lacageed ay maanta soo gaadhsiyeen haweenka udhayshay Gobolada SSC ee ku nool cariga Ingirska Gaar ahaan magaalada Cardiff Cusbitaalka magaalada laascaanood oo ay ku soo hagaajiyeen,wakiilka Xawalaada amal Siciid (LG) ayaa kuwareejiyay agaasimaha cusbitaalka magaalada laascanood Ismaaciil Muuse ciise (ilka case)

 

 

Wareejintii lacagta oo goob joog ahaayeen masuuiyiin kale oo ay ka mid yihiin Cabdiraxmaan Ruush iyo Cabdiwali oo ah madaxa shaqaalaha isbitaalka laascaanood ayaa waxaa ka hadalay Agaasimaha Cusbitaala Ismaaciil muuse (ilka case) oo mahad balaadhan u soojeediyay hablaha Deeqdan soo gaarsiyay cusbitaalka magaalada laascanood,lacagtan oio dhamayd kun labaatan iyo shan dolar ,Sidookale waxa uu ugu baaqay Qurbajoogta kusugan Daafa dunida ee udhashay gobolda ssc inay ka qaybqataan u gargaarka bukaan jiifka isbitaaka laascaanood oo aan cidina waxba u qaban.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this