Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland grenade attack hits southern laascaanood

Recommended Posts

Qarax Caawa ka dhacay Magaalada Laascaanood .

Saturday, 09 April 2011

Laascaanood(Togdhnews)- Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa sheegayaa in

caawo fiidkii qarax bambaano uu ka dhacay saldhiga Boolis oo ku yaala dhinaca koonfureed ee magaaladaasi,halkaasoo ay ku dhaawacmeen Taliyihii saldhigaasi Cali Axmed Muuse,waxa kale oo iyaguna dhaawac ka soo gaadhay mid ka mid askartii saldhigaasi iyo maxbuus ku xidhnaa .

 

 

Guddoomiyaha gobolka Sool Cabdullaahi Jaamac Diiriye ,ayaa xaqiijiyay in falkani qaraxa ahi ka dhacay saldhigaasi,islamrkaana aan lahayn cidii gaystay balse la raadinayo kuwii ka dambayay qaraxaasi.

 

TogdheerNews..Laascaanood.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Saldhiga Koonfureed ee Laascaanood oo goor dhaweyd qarax lala beegsaday iyo dhaawac soo gaadhay sadex qof

Laascanood(Waaheen) Koox aan ilaa hada la aqoonsan ayaa goor dhaweyd qarax la beegsatay saldhig Booliis oo ku yaala koonfurta magaaladda Laascaanood, waxaana ku dhaawacmay taliyihii saldhigaasi, askari iyo Maxbuus ku xidhnaa saldhigaas.

 

Wariyaha waaheen ee magaaladda Laascaanood ayaa sheegay qaraxaasi inuu ahaa mid weyn oo gilgilay magaaladda, waxaanu intaa ku daray inaan ilaa hada la ogayn khasaare kale oo intaa ka badan

 

sida uu sheegayna waxa xaaladiisu adag tahay Taliyaha Saldhigaasi oo la yidhaahdo Cali Axmed Shire, waxaana uu ku jiraa koomo iyadoo isla imikaba si deg-deg ah loogu qaado doono dhinaca Hargeysa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

War Deg Deg ah Qarax Bamgacmeed ah oo lala Beegsaday Saldhiga Wadnaha Magaalada laascaanood

on Apr 09

 

Qarax bam gacmeed ah ayaa Waxaa Caawa lala beegsaday Saldhiga Boliska ee ku yaala Koonfurta magaalada laascaanooda,iyadoo Kooxdii gaystay Werarkan ay baxsadeen

 

 

 

Khasaaraha qaraxa bam gacmeedkan ayaa ilo xog ogaal ah ay sheegayaan dhaawaca Taliyihii Saldhigaasi askari ka tirsanaa ciidanka saldhiga iyo wiil dhalinyaro ah oo ku xidhnaa kuwasaoo lagu dabiibayo cusbitaalka Guud ee magaalada laascanood

 

 

 

Qaraxan, ayaa ahaa mid xoog badan oo laga dareemay magaalada lamana garanayo cida ka dambaysa Qaraxa sidookalena aan cidloqaban

Share this post


Link to post
Share on other sites

"Somaliland grenade attack hits southern laascaanood"

 

So is it Somaliland that's attacking LA?

 

 

That's why one should use the actual title of the article.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

It's most likely SSC is behind it.

 

 

Qarax Lala Eegtay Maleeshiyada SNM Ee Ku Sugan Magaalada Laascaanood.

 

Garoowe: Wararka aan ka helayno magaalada Laascaanood ayaa sheegaya in Maleeshiyaad ku sugnaa Saldhiga Police ka magaalada Laascaanood lagu weerar Bam Gacmeed.

Qaraxan oo laga wada maqlayay guud ahaan magaalada ayaa ahaa mid aad u xoogwayn. Qaraxan oo khasaare gaarsiiyay qaar kamida Maleeshiyadii ku sugnayd aagu qaraxu ka dhacay, waxaa uu dhaawac u gaystay qaraxu sadex qof oo uu ku jiro Taliyaha Jamhada SNM u joogay Saldhiga Policeka oo lagu magacaabo Cali Axmed Shire oo isagu dhaawiciisu culusyahay.

Maleeshiayda SNM oo dhowaanahan ahaa gacan ku gabad Banaanka aan uga soo bixin goobohoda goorta ay gaadho habeenkii ayaa hada loogu tagay goobo cayiman oo ay kaga sugan yihiin magaalda Laascaanood.

Wixi warkan kasoo kordha kala soco Codka Shacabka SSC

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

Xaaji Xunjuf;710381 wrote:
no the news is : granade attack hits southern laascanood Just like it did hargeysa 2 days ago

Just like?? I thought Hargeysa's attack was the work of the "Mad Man"?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this