Xaaji Xunjuf Posted April 9, 2011 Qarax Caawa ka dhacay Magaalada Laascaanood . Saturday, 09 April 2011 Laascaanood(Togdhnews)- Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa sheegayaa in caawo fiidkii qarax bambaano uu ka dhacay saldhiga Boolis oo ku yaala dhinaca koonfureed ee magaaladaasi,halkaasoo ay ku dhaawacmeen Taliyihii saldhigaasi Cali Axmed Muuse,waxa kale oo iyaguna dhaawac ka soo gaadhay mid ka mid askartii saldhigaasi iyo maxbuus ku xidhnaa . Guddoomiyaha gobolka Sool Cabdullaahi Jaamac Diiriye ,ayaa xaqiijiyay in falkani qaraxa ahi ka dhacay saldhigaasi,islamrkaana aan lahayn cidii gaystay balse la raadinayo kuwii ka dambayay qaraxaasi. TogdheerNews..Laascaanood. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 9, 2011 Saldhiga Koonfureed ee Laascaanood oo goor dhaweyd qarax lala beegsaday iyo dhaawac soo gaadhay sadex qof Laascanood(Waaheen) Koox aan ilaa hada la aqoonsan ayaa goor dhaweyd qarax la beegsatay saldhig Booliis oo ku yaala koonfurta magaaladda Laascaanood, waxaana ku dhaawacmay taliyihii saldhigaasi, askari iyo Maxbuus ku xidhnaa saldhigaas. Wariyaha waaheen ee magaaladda Laascaanood ayaa sheegay qaraxaasi inuu ahaa mid weyn oo gilgilay magaaladda, waxaanu intaa ku daray inaan ilaa hada la ogayn khasaare kale oo intaa ka badan sida uu sheegayna waxa xaaladiisu adag tahay Taliyaha Saldhigaasi oo la yidhaahdo Cali Axmed Shire, waxaana uu ku jiraa koomo iyadoo isla imikaba si deg-deg ah loogu qaado doono dhinaca Hargeysa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 9, 2011 War Deg Deg ah Qarax Bamgacmeed ah oo lala Beegsaday Saldhiga Wadnaha Magaalada laascaanood on Apr 09 Qarax bam gacmeed ah ayaa Waxaa Caawa lala beegsaday Saldhiga Boliska ee ku yaala Koonfurta magaalada laascaanooda,iyadoo Kooxdii gaystay Werarkan ay baxsadeen Khasaaraha qaraxa bam gacmeedkan ayaa ilo xog ogaal ah ay sheegayaan dhaawaca Taliyihii Saldhigaasi askari ka tirsanaa ciidanka saldhiga iyo wiil dhalinyaro ah oo ku xidhnaa kuwasaoo lagu dabiibayo cusbitaalka Guud ee magaalada laascanood Qaraxan, ayaa ahaa mid xoog badan oo laga dareemay magaalada lamana garanayo cida ka dambaysa Qaraxa sidookalena aan cidloqaban Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted April 9, 2011 "Somaliland grenade attack hits southern laascaanood" So is it Somaliland that's attacking LA? That's why one should use the actual title of the article. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 9, 2011 no the news is : granade attack hits southern laascanood Just like it did hargeysa 2 days ago Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted April 10, 2011 Che -Guevara;710379 wrote: "Somaliland grenade attack hits southern laascaanood" So is it Somaliland that's attacking LA Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted April 10, 2011 It's most likely SSC is behind it. Qarax Lala Eegtay Maleeshiyada SNM Ee Ku Sugan Magaalada Laascaanood. Garoowe: Wararka aan ka helayno magaalada Laascaanood ayaa sheegaya in Maleeshiyaad ku sugnaa Saldhiga Police ka magaalada Laascaanood lagu weerar Bam Gacmeed. Qaraxan oo laga wada maqlayay guud ahaan magaalada ayaa ahaa mid aad u xoogwayn. Qaraxan oo khasaare gaarsiiyay qaar kamida Maleeshiyadii ku sugnayd aagu qaraxu ka dhacay, waxaa uu dhaawac u gaystay qaraxu sadex qof oo uu ku jiro Taliyaha Jamhada SNM u joogay Saldhiga Policeka oo lagu magacaabo Cali Axmed Shire oo isagu dhaawiciisu culusyahay. Maleeshiayda SNM oo dhowaanahan ahaa gacan ku gabad Banaanka aan uga soo bixin goobohoda goorta ay gaadho habeenkii ayaa hada loogu tagay goobo cayiman oo ay kaga sugan yihiin magaalda Laascaanood. Wixi warkan kasoo kordha kala soco Codka Shacabka SSC Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted April 10, 2011 That is what I am talking about. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 10, 2011 Taleexi;710642 wrote: That is what I am talking about. Talking about what Taleexi xaafada madareemin ma idinka so weeraray? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted April 10, 2011 Waa lays hayaa saaxiib xejista . No oppression can last forever. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Thankful Posted April 11, 2011 Xaaji Xunjuf;710381 wrote: no the news is : granade attack hits southern laascanood Just like it did hargeysa 2 days ago Just like?? I thought Hargeysa's attack was the work of the "Mad Man"? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted April 11, 2011 and you is the mad man ?? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Valenteenah. Posted April 11, 2011 Glad there were no fatalities. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted April 11, 2011 Glad vo fatalities just heartattacks. Quote Share this post Link to post Share on other sites