Sign in to follow this  
Jacaylbaro

More SSC Militia Defect to Somaliland

Recommended Posts

bilan;710163 wrote:
XX, maxaa is badalay, you told us few months ago that you were closing the border, did that happen? you told us Buuhoodle will soon be singing Somaliland dalkayga and no more Blue flag , did that happen? Marka you know and I know if you had the power maalin maadan sugteen oo Buuhoodle baa dhex fadhin lahayd, laakiin awood baa kuu diiday, marka su’aashu waxay tahay if I add up inta goostay ee aad adigu soo dhajisay, iyo Saalax iyo waliba JB, hade ciidanba meesha kuma harine, yaa idiin diidin Cayn. ma jiniyo
:)

Buhoodle shacab ba ku nool Ciidanka qaranka is just there inu shacabka ilaaliyo sadexda koona ba wa ka fadhiye maalinta dagaalku dhacay laakin lama rabin in shacabka ku nool la wax la yeelo waxa la ogolyahay uun in nabadiidka iyo qarandiidka meesha laga siifeyo hada laakin haday maalin ba maalin so goosanayaan dee nabadiiid hadanu joogin buhoodle wax loo qabsado maba jirto meesha , hada Buhoodle waxa joogay qaar ka tirsan kooxaha Budhcad badeedka waxa joogay odayaal dhaqan waxana joogay nabadiid nabadiidki hada wa ka guureen qaar isi so dhibay iyo qaar bocame u yaacay marka anagu hadafkayagi wanu gaadhnay inaynu ka saarno nabadiidka buhoodle

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this