The Zack Posted April 7, 2011 Suldaan Cali Sokor oo maceeyey arrimaha Jubooyinka Kn: Doraad waxaan tabiney war ku saabsan odayaasha Jubooyinka iyo Porf. Gaandi oo ah madaxweynaha maamulka Azania, warkaasina waxaan ku sheegney in shirkii lagu kala kacay oo la’isku fahmi waayay, laakiin war kale ayaa ka dambeeyey. Kullamo kale ayaa dhacay, waxaa dhexdhexaadinta galay dowlada Kenya iyo dad Soomaaliyeed oo wanaag la jecel gobolka, ugu dambeyntiina waa la’isku fahmay. Shalay ayay odayaasha labbada dhinac, kuwii taageersanaa Azania iyo kuwii kasoo horjeedey shir jaraa’id ku qabteen magaalada Nairobi. Waxana ay ku dhawaaqeen in isfaham la gaaray islamarkaasina la’isu tanaasuley. Shirka waxaa si wadajir uga soo wada muuqdey Suldaan Cabdi Suldaan Cali Sokor oo ah Suldaanka Aji, Sheekh Khaliif Guure oo ah gudoomiyaha golaha guurtida Jubooyinka, Xildhibaan Maxamed Amiin Cabdullaahi Cusmaan Geele, Ugaas Shangoloow iyo Ugaas Xiireey iyo Cabdi Axmed Cali Guuleed. Waxa ay sheegeen in la’isku raacay in wixii horey u qabsoomey eek u saabsan Azania ay sidoodii ahaadaan, balse inta dhiman si wadajir ah loo dhamaystiro, go’aanka ugu muhiimsan waa in marka hore lasoo xulayo golaha guurtida, kadibna golaha guurtida ay iyagu soo xulayaan golaha baarlamaanka. Waxaa lagu wadaa in qabto shir lagu dhamaystirayo maamulka oo ka dhacaya meel gudaha Jubooyinka, iyadoo mid ka mid ah idaacadaha ka hadla arrimaha gobolka ay soo hadalqaaday in ay suurogal tahay in meeshaasi ay noqoto magaalada Qooqaani ee gobolka Jubbada Hoose. Isfahamka dhexmaray odayaasha gobolka iyo maamulka Azania ee dhawaan lagu dhawaaqay waxa uu meesha ka saaray hubanti la’aantii jirtey iyo jahowareerkii siyaasadeed ee uu gobolka wajahayay. Khaliif Guure oo shirka jaraa’id ka hadlayay waxa uu dhaleeceeyey DKMG ah oo uu sheegey in ay isku dayayso in ay hor istaagto hormarka gobolka iyo xoreyntiisa. KismaayoNews.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted April 7, 2011 This is getting better by the day. The locals of Azania are on the move, a move that will get them to a peaceful future. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Faafan Posted April 8, 2011 Sultan of Jubbaland Ali Sonkar, his grandfather Suldan Axmed Magan was the sultan of Jubbaland during the British and Italian era.If Gandi has him onboard thats Jubboyinka for you and there are very significant leaders from Gedo who are apart of this maamul, as well as minority groups who were apart of the process from the beginning .Gandi been instrumental in the creation of the the Somali civil society has been careful to consult the many sections of Jubba society that will contribute to the futue state.The hysteria been fueled by TFG factions will extinguish as they realise they are unable to stop this from going ahead, its ironic that they politicize issues like this when they are faced with constant threat from shabab in Mogadishu. Asaniya will only minimise this threat as they conduct there own operations in the south threatning Shababs power base(Kismayo).Its clearly an order from Ethiopia which doesnt like the clan of the man leading asaaniya, moreover they withdrew from Beledxaawo and Luuq back to dolow so Shabab can put most of there muscle on Dhoobley and Ceelwaaq where the TFG(Asaaniya ) forces are situated, so once Shabab defeated them they could come back with there lackeys and fight Shabab.However this backfired and Asaaniya has recieved much aid from Kenya(Who are at odds with Ethiopia on Jubbaland) as Gandi has important lines of communications to Kenya's gov, From the Kenyan defence minister(Yusuf Xaji) to deputy speakers of parliament(Farax Dawara) and much of the NFD MPs aswell as large support from both the ODM and Kibaki's party who have mutual interests with asaaniya state which is the defeat of Shabab and the normalisation of the border.The talk about Kenya seeking Jubbalands resources is bollocks, Somalia is a sovereign state and Asaniya state will function as a state of Somalia.It will act within the powers and the jurisdiction mandated to any state of Somalia. The final phase of building asaaniya will be completed within the borders of Jubboyinka, Gandi has only been appointed as the president, it was agreed after the 6 day meeting in Limuru that the parliament, the cabinet, and the full Guurti will be declared once Shabab is routed.For now consultations and diologue will continue ahead of that large meeting and further reconcilliatory meetings which will take place in Jubboyinka. The people already making conclusions are only satisfying there own preconcieved biases and have no appetite to see what this is about and what the process has been to reach this goal or where the next steps will go? lastly Al-shabab controls much of the region and Asaniya has not fully declared a Government because of this, its a wait and see game but Asaaniya has come up with the most convincing signs of an organized entity to replace Shabab and they have backed there words with swift action on the ground.So anyone with an alternative come forward or shut it. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted April 8, 2011 Very nicely put! I couldn't have said any better! I agree with every single thing you said. Quote Share this post Link to post Share on other sites