Kamaavi Posted April 7, 2011 oba hiloowlow;709873 wrote: Ciidamada Xooga dalka soomaliyeed yaa kamaavi ,,, Narnia madaxweynaheeda wuxuuba ka so bixi waayay howshii uu ka haayay Dowladda muxuu taraa beeraleyda jubbooyinka? Prof. Gaandhi isaaga sameeyey ciidankan aad leedahay waa kuwii qaranka sababta looga qaaday wasiirka Gaadhaan dhiga waad ogtahay hadaad ogeyna soo waydii dadka xog ogaalka ah ee kugu jira dowlad ku sheega aan Bakaaraha gaadhi karin. Adeer bal inuu Reer Azania wax u taro iyo in kale maad sugtid oo samirtid mise Zenaawii ayaa dhabarka kaa fuushan oo xakame kugu haya? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted April 7, 2011 Apart of xamaasada Azania abuurtay waxaan maqli jirey markuu wasiirka gaashaandhiga u ahaa Sheikh Sharif inuu Prof. Gaandhi hawl kar ahaa, nacala abuugto Siyaasad Soomaali Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted April 7, 2011 Taleex Somali ilaa daraawiishtii iyagaa is boqno goyn jirey wax u baahan inaan fasilno ma ahan, ... maanta geeska Afrika laan gaabka Mellez nimuu wadan waxba kama ahan, .....bal day sida Xidig, Bare, Shariif iyo Ileey iyo kuwo kaloo badan jeebka loogu haysto.... Somali qaarkood Alshabaab oo haysta iyo wax gacmo jara ayey ku fiicantahay.... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 7, 2011 bilan;709876 wrote: hade anagu dadkaan ka horaynaa, we figured in wakhtigii beeraha la isku dili jray la soo dhaafay, so we are not claiming Kismaayo anymore, we have oil in PL so who needs Kismaayo marka, bal yeysan nooga daba iman dhagaxyaheena. Oba adiga hortaa ma maqal Bu’aale oo la isku haysto, naga dhaaf anagaaba habaar waalid marnay oo aragnay dadka dhulkaas ku nool, laakiin hadad xaasidnimada iska dhaafi lahayd oo reer abtigaa Jawhar wax ka dajin lahayd Somalia waa horay degi lahayd. horta Oba iyo Zack maxaa isku ku diray you use to be on the same side, mise adeeradiin baa is laayey . Looool Bilan adeero wa in sax iyo qalad lugu tageera wa dhaqan Somali Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted April 7, 2011 Xaaji Xunjuf;709891 wrote: Looool Bilan adeero wa in sax iyo qalad lugu tageera wa dhaqan Somali Xaji, runta iska sheegoo call a spade a spade! Anaa saxsan waad u jeeddaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 7, 2011 Taleexi;709869 wrote: Inkastoo malkada xiis iyo maydh looga soo dego muuse waa muusihiisii.... Somalina baan lahaa ragga kala daa.... adigiibaaba gows danbeedka ka qoslaya miyaa,, Soomaali Galbeed Soomaali oo dhan baa laga haystaa ....miyaaney sidaas sheekadu ahayn... Xaajiyo weli kaama rajo dhigin ee wax iskula har illeyn qof nool uun baad tahaye ehehehe Muuse isma badalo Gawska danbe ama sida nimanka reer taleex hadan ja jaleeyo oba Azania bu ka so horjeeda oo wuxu leeyahay azania Qabridhahare halaga asaaso Amiirkuna Wa Muwadin intasan Ilkaha ku yara cadeyey Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted April 7, 2011 ^Adu inta koonfur is haysato ama Qorahay ka rafaadi iska dhaasho ,,... ceebtaa ma ahan waa caadadaa iyo siyaasada ictiraafkee ,, .... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 7, 2011 The Zack;709894 wrote: Xaji, runta iska sheegoo call a spade a spade! Anaa saxsan waad u jeeddaa. bal yara wada hadhow baan garta qaaadi doona Sharif versus Gandi TFG versus Azania Mogadisho versus Og'adania Ha dhakhleyso:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 7, 2011 Kamaavi;709896 wrote: ^Adu inta koonfur is haysato ama Qorahay ka rafaadi iska dhaasho ,,... ceebtaa ma ahan waa caadadaa iyo siyaasada ictiraafkee ,, .... haday taasi shaqeyneyso beri hore ba la i ictraafi laha war dee maskaxda yara isticmaal dawlad haday ka dhalato oo si buuxda gacanta ku haysa Somalia ana wax waan heleya reer Somalia na wa heleyaan Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted April 7, 2011 Xaaji Xunjuf;709897 wrote: bal yara wada hadhow baan garta qaaadi doona Sharif versus Gandi TFG versus Azania Mogadisho versus Og'adania Ha dhakhleyso:D :D dhulka hanagu jiidin waryaa.. qolyahan last two years shariifka madax laga dhigay bey soo tooseen e. Haddana Farmaajo baa gadhwadeyn u ahe Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted April 7, 2011 Somali qaarkood Alshabaab oo haysta iyo wax gacmo jara ayey ku fiicantahay.... It just keeps getting better. Waa la is celin la'yahay maalmahan wallee. Gaandi sidaan in loo caabudo ma ogeyn. Sayidka maxaa looga soo horjeystey haddii adeerada saan loo caabudo? Meeshaan ayaa puppet dad loogu yeerooya, history buukis busta halaga jafo intaan la is ceebeyn oo aan dad Soomaliyeed oo wadankood xoreystey la aflagaadeyn. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted April 7, 2011 Xaaji Xunjuf;709897 wrote: bal yara wada hadhow baan garta qaaadi doona Sharif versus Gandi TFG versus Azania Mogadisho versus Og'adania Ha dhakhleyso:D "Ha Dhakhleyso" baad ku dishay sheekadii saas darteed mar haddaan ka gabyey oo go'aygiina ka qaatay England baa gubanaysa ee maxaa iiga gidhiish ah...... Somalina: Saaxiib casariye ku soo dhufo oo isku keen soo celi adoo raaliya! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted April 7, 2011 Taleexi, take your own advice and bounce! Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted April 7, 2011 Taleexi;709901 wrote: "Ha Dhakhleyso" baad ku dishay sheekadii saas darteed mar haddaan ka gabyey oo go'aygiina ka qaatay England baa gubanaysa ee maxaa iiga gidhiish ah...... :D Indeed maxaa ooga gidhiish ah ceeliyaale iyo caliyaale iyo caanihiisa hakasoo shaqeyaan inteysan dad kale la talin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 7, 2011 Somalina awoow Sharif did well the last few months ever since mr cheese arrived from buffalo Wadaadki Sharifka aha Bahal Quule ba lo qoshay But the azania crew have a point if you look it from strategic position if Alshabaab leaves the the two jubbas and gedo then someone needs to fill the vacuum unless deep inside you want the Amiir to regroup and retake all the territory perhaps then the sharif can get another 2 years extension wa halki jb eeh wa mashruuc. Quote Share this post Link to post Share on other sites