oba hiloowlow Posted April 7, 2011 Dhulka waxaa leh prof Mukhtar iyo beeraleyda jubooyinka azania maya, maamul kenyaati maya Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted April 7, 2011 Xaaji Xunjuf;709856 wrote: Alla inantu Hiil wanaagsana Khaldaamiinta baa gabadha waxaas naga bartay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted April 7, 2011 oba hiloowlow;709859 wrote: Dhulka waxaa leh prof Mukhtar iyo beeraleyda jubooyinka azania maya, maamul kenyaati maya Laakiin maamul Itoobiya waa rabtaa ileyn tabar aad shabaab kula dagaalanto ma hayside oo afka nool ayaad tahaye.....sow ma ahan? War bal umdan wareersan daya.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted April 7, 2011 ^^ Xaan uu heysan waaye tabar ciidanka xooga dalka maxey ii qabanooyaan , Askarta xoreynaysa jubooyinka Xalane ayaa mushaar siiyey not Ethiopia, and not Kenya. Ethiopia iska xoreeya, AS waa Soomaali :D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 7, 2011 oba hiloowlow;709865 wrote: ^^ Xaan uu heysan waaye tabar ciidanka xooga dalka maxey ii qabanooyaan , Askarta xoreynaysa jubooyinka Xalane ayaa mushaar siiyey not Ethiopia, and not Kenya. Ethiopia iska xoreeya, AS waa Soomaali :D ;) Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 7, 2011 Taleexi;709860 wrote: Khaldaamiinta baa gabadha waxaas naga bartay warya adba Qawdhan bad tahay oo sidayda Qawdhama waxba Qoloyinka Koonfurianska ha isku dha dhajin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted April 7, 2011 Someone written about Kismaanyo conflict.... here it is, of course it is not inclusive but a good read methinks. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted April 7, 2011 Xaaji Xunjuf;709867 wrote: warya adba Qawdhan bad tahay oo sidayda Qawdhama waxba Qoloyinka Koonfurianska ha isku dha dhajin. Inkastoo malkada xiis iyo maydh looga soo dego muuse waa muusihiisii.... Somalina baan lahaa ragga kala daa.... adigiibaaba gows danbeedka ka qoslaya miyaa,, Soomaali Galbeed Soomaali oo dhan baa laga haystaa ....miyaaney sidaas sheekadu ahayn... Xaajiyo weli kaama rajo dhigin ee wax iskula har illeyn qof nool uun baad tahaye Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted April 7, 2011 oba hiloowlow;709865 wrote: ^^ Xaan uu heysan waaye tabar ciidanka xooga dalka maxey ii qabanooyaan , no to Narnia Xooga dalku waa kee? Bal imisaay Keenya soo dirtay imisaa Itoobiya hoos tagta, "Narnia" yey cadow ku tahay? Yaa laga haystaa? Maxaa wax walba u mucaaradaan idinkoo fahansaneyn meesha ay u socoto? War qashinimada dadka kala beedha,....oo faraha kala laabta... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted April 7, 2011 H'da oo si alle u hooseyso buu rabaa inuu SOL dhexdeeda kor ugu qaado oo waddanka dhan afka ku siiyee Maxaas yiri, luuq luuq marow laasim laamiga aas imaahaa. Banaanka ayaa si cad loo yimid wallee. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted April 7, 2011 Ciidamada Xooga dalka soomaliyeed yaa kamaavi ,,, Narnia madaxweynaheeda wuxuuba ka so bixi waayay howshii uu ka haayay Dowladda muxuu taraa beeraleyda jubbooyinka? Quote Share this post Link to post Share on other sites
bilan Posted April 7, 2011 Taleexi;709855 wrote: Bilaneey... Labadaneena oo PL isku haysana baa caanaha Kismaayo keeni jirney hade anagu dadkaan ka horaynaa, we figured in wakhtigii beeraha la isku dili jray la soo dhaafay, so we are not claiming Kismaayo anymore, we have oil in PL so who needs Kismaayo marka, bal yeysan nooga daba iman dhagaxyaheena. Oba adiga hortaa ma maqal Bu’aale oo la isku haysto, naga dhaaf anagaaba habaar waalid marnay oo aragnay dadka dhulkaas ku nool, laakiin hadad xaasidnimada iska dhaafi lahayd oo reer abtigaa Jawhar wax ka dajin lahayd Somalia waa horay degi lahayd. horta Oba iyo Zack maxaa isku ku diray you use to be on the same side, mise adeeradiin baa is laayey. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted April 7, 2011 oba hiloowlow;709873 wrote: Ciidamada Xooga dalka soomaliyeed yaa kamaavi ,,, Narnia madaxweynaheeda wuxuuba ka so bixi waayay howshii uu ka haayay Dowladda muxuu taraa beeraleyda jubbooyinka? Isha ka ridey, nin shaqadiisa as defense minister qaban waayey oo la soo eryay maxuu xoren karaa. Nairobi hotels shaqaalaha tips ha u kordhiyo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted April 7, 2011 I think Mudane Zack's and Iimaan Oba's relationship is intact and their alliance is unshakable ….. Annaga lee shirib iyo dhaanto noo ciyaarayaan. Bilan… macmacaankii mooska, bambeelmada iyo cambo lafta uma baahnid miyaa? Ma dhagxaanta iyo oilkay kaaga dhegtay? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted April 7, 2011 I don't get waxa lagu haysto The_Zack if he wants to support his uncle's mamuul (Azania/Jubbaland) and talk about it nothing wrong with it. Afterall daadkiisa ba deegan meesha. Quote Share this post Link to post Share on other sites