bilan Posted April 7, 2011 Faafan;709750 wrote: ^Buale is the capital, Jubbada Dhexe. Kismayo will serve commerce. hade yaa kuu ogol inaad Kismayo commerce ka dhigato, Somali oo dhan baaba sheeganaysee, the best solution is to leave Kismaayo alone untill we have strong government, laakiin inay maalinba reer hebel sheegtaan oo la isku dilo is not a solution. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jiiroow Bakaal Posted April 7, 2011 Kismayo asal ahaan waa degmo Bajuun ey leedahay Ceydiid aa is waalay waa la ceyriyey.Ina Jees iyo reer dhagax buur waa la ceyriyey. Moorgan aa is waalay waa la ceyriyey Barre Ileey aa is waalay waa la ceyriyey hadda saarkii Gaandi aa mar dhaw laga tumaaya :D:D:D:D:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted April 7, 2011 shabaab aa is waaloyo waana laga saara :D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jiiroow Bakaal Posted April 7, 2011 oba hiloowlow;709754 wrote: ^^ reer caliyaalaha kooytada ku sheegeysid jilib ayeey idin la leeyahiin Jilibtaan aqaaney hadaa sheegeyso ee Maana Moofa iyo Margharetta u dhaweyd eeboow H dhan waxaa ka jooga Sheekhaloos waxaaba idinkaga badnaa reer SSC ee uu Siyaad Barre u keeney Mashruuci sokorta Jubba Mareereey Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted April 7, 2011 ^^ kana wuxu ku hadlooyo arag hee konfurta Jilib awoowgey iyo aabahey iyo aaba ku dhashteen oo beero iyo ku lahaa... waana la kasaaya cidii degta sxb ee adi naftarka amaa kooyto tahay.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mayaani Posted April 7, 2011 Oba Prof adigana kulama tashan miyaa. wixii complaint aad qabtid Zack u sii mari waalagaga soo jawaabiyee. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted April 7, 2011 loooooool haa nooh maxaa kaloo uu buuqooya :D Quote Share this post Link to post Share on other sites
bilan Posted April 7, 2011 lool Obi saas u socoto waxaad dhihi rabataa Somalia oo dhan jilibkeena kaliya aa leh, naga daa bahasha aad cusbada ku darayso maalin walba, Xamar baa laguugu ogaa hadana ma Jilib baa sii maraysaa, mida kale adeer aabe iyo awoow goormaa la soo dhaafay oo dad 5 generation meel deganaa maalin cad laga dhaqaajiyey. Zack meel uu boqol sano degnaa baad leedahay wax kuma lihid adan waxaad rabtaa inaad Aabe Aabe wax ku dhaxasho . Quote Share this post Link to post Share on other sites
Faafan Posted April 7, 2011 bilan;709753 wrote: hade yaa kuu ogol inaad Kismayo commerce ka dhigato, Somali oo dhan baaba sheeganaysee, the best solution is to leave Kismaayo alone untill we have strong government, laakiin inay maalinba reer hebel sheegtaan oo la isku dilo is not a solution. Anigu ma anoo qabil ah baan kismayo qabsanayaa baan ku idhi sideed u fikiraysaa waxaan ku idhi maamul la magax baxay azania oo ka kooban dhamaan reer jubbaland baa buale magaalo madax ka dhigtay, kismaayana sii qab-qabsiga looga fogaado magaalo ganacsi ka dhigtay ee wax fahan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
bilan Posted April 7, 2011 Faafanow adaan rabin inaad wax fahanto, laakiin adigu ma reer kismaayo baa tahay marka hore taas iiga jawaab, (reer kismaayo waxaan ka wadaa ma ku dhalatay, ma aabahaa baa ku dhashay mise awoowgaa). Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted April 7, 2011 Bilan lool koonfurta xarardheere ilaa iyo koonfurta jilib aa degaa waligeyna degi jiray , anyways waa iska kaftamaye awalba wax ka soconeyso malaha azania ,waax iyo waadi,mareegstate,hiiraanland kulli waa isku mid, Galmudug,ximan ii xeeb iyo PL la dhihi karaa maamulgoboleed jiro waaye because dalka gudahiisa ayaa lagu sameeyay shacabkiina ayaa keenay fikradan.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Faafan Posted April 7, 2011 bilan;709771 wrote: Faafanow adaan rabin inaad wax fahanto, laakiin adigu ma reer kismaayo baa tahay marka hore taas iiga jawaab, (reer kismaayo waxaan ka wadaa ma ku dhalatay, ma aabahaa baa ku dhashay mise awoowgaa). kuma dhalan, mana arag meel baasta anigu waa aragti siyaasadeed waxaan fahan ku leeyahay.waa maamul aan u arko mid karti badan soona celin kara nidaam dowladeed oo wanaagsan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mayaani Posted April 7, 2011 bilan;709771 wrote: Faafanow adaan rabin inaad wax fahanto, laakiin adigu ma reer kismaayo baa tahay marka hore taas iiga jawaab, (reer kismaayo waxaan ka wadaa ma ku dhalatay, ma aabahaa baa ku dhashay mise awoowgaa). Bilan, tolkiisa ayaa ka yimid sidaa awgeed waxay lamid tahay inuu ku dhashay. mida kale yaa is waydiiya suaalahaas xiligaan, ninkii roon(xoog badan) baa reerka u hari. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted April 7, 2011 bilan;709748 wrote: I told you guys, Kismaayo waa meel wax ku jiraan, odayga lama daareen haduu afmadow maamul u samayn lahaa oo Kismaayo afaaraheeda ka bixi lahaa. Zack u sheeg odayga Kismaayo xisaabta ka saar dhe. Lool @ hadad soo degteen. Lool Haye bilaneey waan usheegi, Kismayo waliba Calanley waa la dhaaafi P.s. Oba, adigabe Zaire iyo Congo baad kasoo jeeddaa haddase saas ku dhan maayo ee dood caqliga gali garto meesha la imow duqa. Quote Share this post Link to post Share on other sites