Somalina Posted April 6, 2011 " frameborder="0" allowfullscreen> it never ends. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 6, 2011 Somalidi way washeen allow u sahal state ba washay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted April 6, 2011 "Somalidi way washeen" Truer words have never been spoken! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Malika Posted April 6, 2011 ^Lol, that's worrying Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted April 6, 2011 Beesha ***** hadda lee kooye. Xaaji Xunjuf;709547 wrote: Somalidi way washeen allow u sahal state ba washay Waalida waa looga horeeyay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted April 6, 2011 Malika-Sometimes, the crazy makes sense though be unintentional. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mareeg Girl Posted April 7, 2011 "I" as the Queen of Mareeg don't support this state..D P.S Maryan mursal waa wadaniyad. masha allah. maamul kasto waa u heestay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted April 7, 2011 Mareeg waa magac funny ah. Illaahay Amarkiis Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted April 7, 2011 ^^ Waa magaalo magaceed Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jiiroow Bakaal Posted April 7, 2011 Bisinka iyo Yaasiinka Waax iyo Wadaan ma ku filnaan waaye Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted April 7, 2011 I like the Song "Ceeldheer Song", the rest is Buufis. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted April 27, 2011 Showqi you missed last sunday's party in Toronto. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted April 27, 2011 Duhur-Toronto-Xaflad aad u qurux badan oo ka dhacday magaalada Toronto, dad aad u fara badanna ka qeyb galleyn aya waxa soo qaban qaabiyay gabdhaha ka soo jeeda Mareeg Region.Somalida ku nool magaalada Toronto oo ka qeyb galay xuskaas oo lagu xusayay dhlashada Mareeg State,ayaa aad ula dhacay madadaalada iyo Music oo aay soo qaban qaabiyen Hobolada Waaberi iyo Fananka Abdi Muse Cadde. Waxaa Cashada ka hadlay Dr Mohamed Haji Ali Mohamed iyo Dr Abdirahman Mohamud Ahmed oo ka qeyb galay shirkii ka dhacay London,oo lagu aasaasay Mareeg State,labada mudane oo khudbad dheer ka jeediyay meesha xafladda lagu dhigay ayaa ka hadlay sida aay muhiim u tahay in la badiyo dadaalkka wakhti badanna la galiyay dhisidda Mareeg State. Familiar faces More picshttps://picasaweb.google.com/kuulow10/MAREEGSTATE?authkey=Gv1sRgCKSllKeUlefwiAE# Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted April 27, 2011 ^^^Nice pics and a nice party... The Diaspora is waking up at last. Now develop the regions. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted April 27, 2011 Mareeg intee waaye? Cenrtal region or the south/southwest? As long as the blue flag is flying it's all great! Quote Share this post Link to post Share on other sites