Taleexi Posted April 6, 2011 http://wardheernews.com/Articles_11/April/Abukar/06_Bringing_Home_the_Somali_Groom.html Quote Share this post Link to post Share on other sites
BOB Posted April 8, 2011 Adeer waa inaan inan kuu doonaa...saan talo ma'aha....enough hints baad i siisay so waa inaan fadhiga ka kacaa hadaba. Peace, Love & Unity. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted April 8, 2011 Ma igu keenkeentay? sidaa uma sii bah dilni balse dedaalkaad ii muujisay waa la dhacay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted April 8, 2011 The tittle immediately gave me the impression of "galbinta caruuska", which is when the groom is brought to the home that is prepared for 'Todobaad bax" or honeymoon. People recite certain things till they reach the house. I can barely remember, but it must have been like " Shalilaayaa manimaadnaa, shaah makariseen maka qaadeen, manimaadnaa.. ". Thanks for sharing yaa Taleexii,... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Blessed Posted April 8, 2011 What an adhi this father is.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Blessed Posted April 8, 2011 Waa runtaa. Adhiga waa inaan xaal siiyaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted April 8, 2011 Kamaavi;709976 wrote: The tittle immediately gave me the impression of "galbinta caruuska" , which is when the groom is brought to the home that is prepared for 'Todobaad bax" or honeymoon. . Little you know my friend, it is the other way, groom la galbinaya inteed ku aragtey, adduunkeed ku soo kortey. Also, Shalilaayaa manimaadnaa, shaah makariseen maka qaadeen, manimaadnaa This is a piece from xadradii ay qaadi jireen xerowyaasha iyo suufida, again, waxbaad isku dhabqisey adeer, shalilaayaa waxaan qaadi jirney habeenka khamiista iyo habeenka jimcaha, dariskaana iskugu soo bixi jirey, halkaas ayaan ku buneesan jirney cambuulo iyo dhushuqyo kale Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted April 8, 2011 Wax anshax leh kama xasuusto intaan ka soo gaadhay mid gaadhiyo loo qaato iyo mid faynuus ama Tiriig la is garab wadi jirey aroosyadu( qadiimi iyo casriba) way noocyo badnaayeen manimaadnaa wax u hanaan egna waa la qaadi jirey. Say u kala horeeyeen, bal hadda u kala dhig... Quote Share this post Link to post Share on other sites
ANWAR Posted April 8, 2011 i dont like MUSLM and NON MUSLIM to marry each other ;) Quote Share this post Link to post Share on other sites
FatB Posted April 11, 2011 indeed we are blind to our own prejudices Quote Share this post Link to post Share on other sites