Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland Govt opens new hospital in oodweyne

Recommended Posts

Cisbitaalka Guud Ee Magaalada Oodweyne Oo Maanta La Furay Saddex Iyo Labaatan Sanno Ka Dib.

 

Oodweyne (Ramaas) Apr.6, 2011- Cisbitaalka guud ee Magaalo madaxda gobolka Daad-Maadheedh ee Oodweyne, ayaa maanta si rasmi ah loo furay markii ugu horaysay muddo ka badan saddex iyo labaatan sanno oo uu xidhnaa ka dib markii uu ku buburay dagaaladii u dhexeeyay jabhadii SNM iyo ciidamadii dawladii kacaanka Soomaaliya.

 

Furataanka cisbistaalkan oo dhismihiisa fuliyeen hay’adaha gargaarku waxa ka soo qaybgalay wasiir ku xigeenka caafimaadka Somaliland, madaxda gobolka Daad-Madheedh iyo dadweynaha ku nool Magaalada Oodweyne, iyada oo la dhamaytiray in badan qalabka loogu talagalay cisbitaalka sida ay sheegeen madaxdii ka hadashay furitaanka cisbitaalku.

 

Wasiirka ku xigeen caafimaadka Marwo Nimco Xuseen Qawdhan oo ka hadashay munaasadaas, ayaa sheegtay in cisbitaalkan oo uu wax wey ka tari doono baahida caafimaad ee ay qabeen shacabka gobolka oo ah mid ay ballaadhan tahay baxaadeedu, waxa ay sheegtay in wasaarada caafimaadku ay gacan ka gaysan doonto socodsiinta adeegyada cisbitaalka oo ay bixin doonto agabka loo baahan yahay, isla markaana ay bixin doonaan mushaharka shaqaalaha.

 

Dhanka kale isna xadhiga lag jaray cisbitaalka TB-da ee Magaalada Oodweyne oo xidhnaa muddo dheer oo hada u hawgali doona si toos ah oo lagu daaweyn doona bukaanka qaba xanuunka qaaxada.

 

ku yeelan xidhiidhka ay Somaliland beesha caalamka, waxaana la rajaynayaa in dib loo soo celiya oo uu guddida ka mid noqdo

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this