Xaaji Xunjuf Posted April 6, 2011 Gaalkacyo:Banaanbax lagu taageerayo Mowqifku Ra’iisul Wasaare Farmaajo & dawladiisa oo Gaalkacyo ka dhacay.5. april 2011* APL * Gaalkacyo:(Allpuntland)-Waxaa maanta gudaha magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka mudug ka dhacay Banaanbax aad u balaaran oo ay ka qeybgaleen dadweyne kamid ah kuwa kunool magaalada Gaalkacyo oo ay ka dhexmuuqdeen ururada bulshada & qaarkamid ah ardayday waxkabarata gobolka Mudug kaas oo lagu taageerayo xukuumada Soomaaliya ee uu hogaamiyo Ra’iisul Wasaare Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) gaar ahaana tilaabooyinkii ugu danbeeyey ee ay qaadatay oo ay ku jiraan qaadacistii shirka Nairobi & go’aankii hay’adaha lagu amrayey inay dalka si deg deg ah uga howl bilaabaan.Banaanbaxayaasha oo aad u badnaa islamarkaasna watay gaadiid kamid ah kuwa dadweynaha ee PL-ka loo yaqaano ay ka lusheen calanka Jamhuuriyada Soomaaliya & sawiro uu leeyahay ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane,Maxamed Cabdullaahi Maxamed ayaa socod ku maray gudaha magaalada Gaalkacyo iyagoo markii danbena meel fagaare ah isugutagay waxaana halkaas ka hadlay qaarkamid ah madaxda ururada bulshada.Dadkii banaanbaxan balaaran ka hadlay ayaa waxaakamid ahayd Marow.Dahabo Maxamed Barre (Dahabo Wadani) oo kamid ah haweenka gobolka Mudug ayaa ku dheeraataay taageerista xukuumada Soomaaliya & tilaabooyinki ay qaateen ra’iisulwasaaraha soomaaliya & xubnaha golaha wasiirada ee uu isagu madaxda u yahay,waxaana ay ka codsatay inay sii labajibaaraan go’aamadaas islamarkaasna ay sii wadaan dadalaadooda ay dalka xaaladiisa wax uga badalayaan taas oo ay sheegtay in kumanaan Soomaaliyeed ay iyaga sugayaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jiiroow Bakaal Posted April 6, 2011 Gaagaab is behind it. Faroole ayuu ku xumeenayaa .reer Gaagaab waxey u heystaan iney xaq u leeyihiin hogaaminta Puntland;) Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 6, 2011 I thought faroole admin said TFG does not exist in the pirate state any more and we no longer support it , it seems like he losing the support of the People of north galkacyo and they rather support Sharif and farmaajo instead of faroole. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted April 6, 2011 Puntland population love the republic. The population can agree and disagree with their leadership. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 6, 2011 General Duke;709427 wrote: Puntland population love the republic. The population can agree and disagree with their leadership. You mean the population from North galkacyo hate the Faroole Admin and they don't take the Admin in garowe serious and they rather support the TFG instead of the local Clan leader in Garowe. It's seems Faroole is losing it, he lost the people of galgala he lost the Darwiish Folks and now the support of North galkacyo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted April 6, 2011 ^Isn't that your wishful thinking ya XX? There are few politician that oppose Farole in Galkacyo and they can show their support to whomever they deem want, but to suggest that Farole is losing Galgala or Mudug's support in that matter is one helluva wishful thinking of a hallucinating secessionist. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted April 6, 2011 ^^^Its not in his DNA, to understand anything..XX, the people of Mudug or any part of the state can show and voice their concenrs openly. Unlike those in AWDAL who will be abused by the secessionist SNM. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 6, 2011 Faroole is losing credibility and that's a fact and his Garowe clan can't control the will of the people of north Galkacyo as they openly support the TFG things that are Forbidden according to the Admin in Garowe. When was the last time Faroole Visited Galkacyo? Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted April 6, 2011 Xaaji Xunjuf;709463 wrote: Faroole is losing credibility and that's a fact and his Garowe clan can't control the will of the people of north Galkacyo ? Now are you saying the clans of Nugaal [Garowe] and Mudug[Galkacyu] dont share the same DNA? :D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted April 6, 2011 No wonder Faroole rarely visits Galckayo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted April 6, 2011 ^^^He has visited Galkacyu more than Siilanyo visited Borama or Burco. Remember the Galkacyu accord was signed in Galkacyu and when the mayor/governor were elected. Also Mudug has by far a large portfolio within the Government from Abdulkadir Ali Hashi, Asha Ghelle, Ali Abdullahi Warsame, the Police comander of Nugaal, and Dr Jimcaale. All Ministers and powerful members of the state. However reer Mudug are always champions of Somaliweyn and support Farmaajo's stance against the UN. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Thankful Posted April 6, 2011 The key word is Rarely! Bbut Siilaanyo has never even visit anywhere outside of the triangle once. He needed so many militia men to protect him when he travelled to a hospital in hargeysa last week. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted April 6, 2011 ^^^lol. 50 militiamen to hold his hand as he travels through Hargaysa. Yet these people here want to make a meal of this story? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 6, 2011 General Duke;709490 wrote: However reer Mudug are always champions of Somaliweyn and support Farmaajo's stance against the UN. That's right north galkacyo Folks Support Farmaajo and they Don't support Faroole,, In his political wars against the TFG faroole supports the UN conference led by mahiga in nairobi while the people of north galkacyo believe that Farmaajo represent them and not Mr garowe Quote Share this post Link to post Share on other sites