Sign in to follow this  
Somalina

Somalia: Lacagaha deeqaha

Recommended Posts

Somalina   

Cabdiweli, Wasiirka Qorsheynta DFKG ayaa si fiican uga hadley arrintan.

 

It all comes down to dawlad la'aanta, laakiinse in la eedeeyo wey banaantahay. Waa in shaqadooda qabsadaan like Qanyare says.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Shaqadooda ha la eedeeyo laakiin waa marka nidaam iyo dowlad adag oo la xisaabtami kartaa jirto. Hadii kele kolba ninka laaluush u baahan uun baa eedaynaya si uu kharash yar uga helo. Iyaguna taas uun bay ka faa'idaysanayaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this