Somalina Posted April 5, 2011 Jilaayada caanka ah ee aflaamta Angelina Jolie oo ah xubin qoxootiga u qaabilsan Qaramada Midoobay (UNHCR) ayaa ku booqatay xadka Libya iyo Tunisia qoxooti soomaaliyeed oo kasoo qaxay dagaalada dalka Libya. Kaam ku yaal deegaanka Ras Djir ee dalka Tunisia ayay qoxootigan ku booqatay, waxaana ay kula kulantay dumar qoxooti u badan iyo caruur . Hey`adda UNHCR ayaa sheegtay in 200 oo kun oo dad ah kasoo barakeceen dalka Liya, una soo talaabeen xadka Tunisia, waxaana 150-kun oo ka mid ah dadkani yihiin dad u dhashay dalka Libya halka 50-ka kun ee kale u dhasheen dalal kale oo kala duwan oo ay Soomaaliya ku jirto. Booqashada Angelina Jolie ee kaamka Ras Djir ayaa kusoo beegmaya xilli ay ka cabanayaan dhibaatooyin kala duwan qoxootiga soomaaliyeed ee ku sugan kaamkaasi. Dhowr jeer ayay dibadbaxyo ay kaga cabanayaan dhibaatooyinka ku haysta Tunisia ay ka dhigeen soomaalida kaamka Ras Djir ee xadka Libya. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted April 6, 2011 Good job by Angeline Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted April 6, 2011 Waa si fiican ...... Laakiin Markay soo booqato horta maxay siisaa mise inay wejigeeda dadku ku naaxayaan bay u haysataa ?? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Axmed-InaJaad Posted April 6, 2011 i wish she visit me, wax xun baan ku samayn lahaa. allow i cafi Quote Share this post Link to post Share on other sites
Beer-Gaal Posted April 6, 2011 noo sheeg hee ,,wax see ah ? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted April 6, 2011 Wuu afduubi lahaa dee ,,,,,,,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 6, 2011 Weleh yarta angelina Jolie waxay ku jirta Dumarka ugu dabnaha Buux buuxsan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Axmed-InaJaad Posted April 6, 2011 Beer-Gaal;709358 wrote: noo sheeg hee ,,wax see ah ? dee wax la sheegi karin laakin it involves sariir. Quote Share this post Link to post Share on other sites
wyre Posted April 6, 2011 Ninyahow maad iska guursatid:p weligaa wax xun unbaad maskaxda ku haysaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted April 6, 2011 Somalina, unfortunately meeshan dad qooqan baa ka buuxa, hence the qooq related replies... Job well done @Jolie! It is amazing the things see does for the less fortunate...I would love to say "mansha'allah", laakiin candhuufteyda dib baan u laqi! Ilaahoow usahal dadkan dhibaateysan... Quote Share this post Link to post Share on other sites