Jacaylbaro Posted April 5, 2011 Boqaor Cismaan Buurmadow Oo Cabsi Darteed Safar Ku Imanaaya Waddanka Ingiriiska, Kadib Markuu Ka Warhelay Hadduu Ku Laabto Somaliland Inuu Xabsi Mudan Doono (Dubai-HNW) Boqor Cismaan Aw Maxamuud (Buurmadow) oo hadda ku sugna waddanka isutaga Imaraadka carabta ayaa go´aan saday in aanu ku noqon waddanka Somaliland, kadib markii uu ka warhelay in aanu ka badbaadayn xabsi loo taxaabo, warar xogogaal ah oo ay shabkadda Hadhwanaagnew helayso ayaa shegaaya in Boqor Buurmadow hadda usoo anba baxaayo waddanka Ingiriiska si uu uga badbaado xabsi loo taxaabo. Arrintan ayaa ka danbeysay kadib markii Boqor Buurmadow oo u waramaaya saxaafadda Somaliland qaybo kamid ah, uu sheegay in waddanka ay qabsadeen kooxo Al-shabaab ah waa siduu hadalka u dhigaye. Sidoo kale wuxuu eedayn qaawan ujediyay Madaxweynaha Somaliland. Mud: Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo), waxayna taasi keentay in waaran looga soo jaro Madaxkamadaha Somaliland, isla markaana la amro in la qabto markuu soo galo Somaliland, taas ayuu ka warhelay, waxayna keentay inuu usoo xadhka xidho waddanka Ingiriiska, lama garanaayo intuu ku sugnaan doono carriga boqortooyada Ingiriiska iyo inuu uga sii gudbaayo waddamo kale, lakiin sida ay xaqijinayaan warar ku dhaw dhaw Boqor Buurmadow waxaa lasoo dersay cabsi aad u ballaadhan yadoo ay cadaadis badani kaga yimi qaybo kamid ah bulshada ku dhaqan waddanka Imaraadka carabta, taaso soo dedejisay safarkiisan Ingiriiska, madaama oo aanu ku noqon karin Somaliland hadda. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abokor Omar Posted April 5, 2011 I bet you they have a statue of this old tool in Bossaso as gratitude from bringing the warring pirates together..lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted April 5, 2011 Sidoo kale wuxuu eedayn qaawan ujediyay Madaxweynaha Somaliland. Mud: Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo), waxayna taasi keentay in waaran looga soo jaro Madaxkamadaha Somaliland, isla markaana la amro in la qabto markuu soo galo Somaliland, taas ayuu ka warhelay, of course S'land is the greatest democracy in Africa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted April 6, 2011 Now he should learn some lessons ................. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wiil Cusub Posted April 6, 2011 Bulshada SL waligeed boqor may lahayn waa in labada boqor sheegte meel lagu wada xidhaa ilaa inta ay ka noqonayaan sheegashada boqornimo. false claim waa danbi meel kasta aduunka wadankeenana cidkastaa waxay doontay sheegan kartaa: DR, sh, ilaa Boqor Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 6, 2011 Abokor Omar;709103 wrote: I bet you they have a statue of this old tool in Bossaso as gratitude from bringing the warring pirates together..lol ;) Quote Share this post Link to post Share on other sites