Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland:the Mayor of Borama Speaks to the people about the development of the city+VIDEO

Recommended Posts

Dawlada Hoose ee Boorama oo Markii u Horeysay dadweynaha si

cad wax Badan ugala HadasheyBoorama(SNN)

Maamulka dawlada Hoose ee Boorama ayaa maanta kulan ay soo qaban qaabiyeen oo ay

ku qabteen xaruntii hore ee hanuunta waxa ay dadweynaha si cad ugala hadleen

arimo fara badan oo wax qabadkooda ka mid ah.Kulankan waxaa ka qayb qaatey

xoghayaha cusub ee dawlada hoose Cabdulkariim,duqa degmada Boorama

Cabdulraxmaan Shide,xildhibaanada golaha deegaanka qaar kamid ah, odyaal

dhaqameed, culimo, iyo daweyne fara badan.Hadalada ay masuuliyiintu

halkaas ka jeediyeen ka sakaw waxa ay dadku waydiiyeen su’aalo ku saabsan

wax qabadka dawlada hoose, inkasta oo ay u badnayd wax madasha laga soo jeediyey

in la taageero oo la is garab taagao adeegyada ay qabato dawlada

hoose.Intaas wixii dheer halkanka Daawo

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this