Duufaan Posted April 3, 2011 Xaji The local news is, what it matters War Deg Dega | Mudaharaaddo Boorama Gilgilay + Dad Loo Xidhxidhay Waxaa ka bilawday dhamaan daafaha magaalooyinka iyo dagmooyinka AWDALSTATE mudaharaaddo xoogan oo muujinaya taageerada muga wayn ee loo hayo maamul goboleedka AWDALSTATE ee dhawaanta loo wan qalay. Dad wayne tiro badan ayaa maanta iskugu soo baxay fagaaraha xoriyada (saaxatul taxriir) ee badhtamaha caasimada maamul goboleedka AWDALSTATE. Dadwaynahaasoo dhamaantood si qiiro iyo farxad iskugu jirta ugu dhawaaqayay ereyo ay ku taageerayaan maamulka AWDALSTATE. waxaa sidoo kale aad ka arkaysay meelo farabadan oo magaalada ka mida calanka iyo calaamada sumada u ah AWDALSTATE oo babanaaya meel kasta. Waxaase wax lala yaabo ah in dadkii shicibka ahaa lagu adeegsaday cudud milatari iyadoo jabhada SNM ay kula kacay xadhig iyo caga juglayn oo la qab qabtay dhalinyar fara badan oo aan waxba galabsan iyagoo qaarkoodna lagula kacay jidh dil iyo waxyaabo ka baxsan bini aadantinimada. Umad waynta ka soo jeeda carliga ADAL guud ahaan marnaba raali ka noqon mayso in mar kasta dhalintooda loola dhaqmo sidii dad cadaw ah oo kale iyagoo lagu cabudhinayo dhulkii awoowyaashood. Shalay ayay ahayd markii birta la mariyay biri ma gaydayda , markii habeenka madaw la mirtay qoysas hoygooga ku xasiloon oon cidna wax u dhimin ,, markii dhalintayda jeelka lagu ururinayay iyagoon waxba galabsan. Waxan caalamka ugu baaqaynaa inay si dhaqso ah ugu soo gurmadaan shicibka AWDALSTATE ee lagu hayo xadhiga, dilka , iyo caga juglaynta joogtada ah. Maamulka hargaysana waxan u sheegaynaa inuu ka waantoobo caga juglaynta uu ku hayo shicibkayaga si dhakhsa ahna faraha ugala baxaan hadii kale waxa ka gaadha ay ka sheekayn doonaan caaqib xumada ka gaadha wixii war ah ee ka soo kordha gudaha AWDALSTATE kala soco codka shacabka AWDALSTATE.COM Quote Share this post Link to post Share on other sites
Duufaan Posted April 3, 2011 Xaji They media people were arrested you will deffinatley get the picturess of Awdal diaspora from around the world. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Duufaan Posted April 3, 2011 Duufaan after a fair trial the reporters were freed to its all fair and free saaxib. What are you taking about? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Akash Posted April 3, 2011 Maamulka Cusub ee Awdalstate ee Waqooyiga Somalia wuu hirgalayaa.! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 3, 2011 Duufaan;708638 wrote: Xaji They media people were arrested you will deffinatley get the picturess of Awdal diaspora from around the world. i want to see the pictures of the so called demonstrations today if there was any as for the awdal diaspora here they are Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted April 3, 2011 well the people who would have brought you those pics have been arrested Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wiil Cusub Posted April 3, 2011 Waxay ahayd caadada Somalida in meheradkasta oo si fiican u shaqaysa ama figir ganacsi oo uu qof la yimaado in mid kale laga garab furo balse hada waxay maraysaa in maamulba maamul laga garab furo si kuraasta loo badsado Sidii wakhtigii 90's jabhadba jabhad looga garab magacaabayay. this is growing list of Somali-states: Punt-land Mudugland Ximan iyo Xeeb Maakhir-land Hiiran-land Juba-land SSC Azania Udub-land Harir State Of Somalia MAAMUL GOBOLEEDKDKA HIIRAND AND MIDLAND Zailac-land Greenland States of Jubba/Somalia Dooxada Shabelle CAWL Waax iyo Waadi JUBBA RASS STATE Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted April 4, 2011 ^^ this list is tad melodramati, the real one is this: awdal Somaliland SSC Puntland (I think Maakhir and not Maakhirland as you put it is still part of puntland) Galmudug Shabaab TFG Azania Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wiil Cusub Posted April 4, 2011 ^^ this list is tad melodramati, the real one is this: why one state is real and the other one not: All they have flag, astaan, madaxweyne waxayna ku qabsadeen xaflado meelaha qaxootiga Somalidu joogo. Fiirso youtube with search Maamul gobaleed Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted April 4, 2011 As I am writing this, there is a huge event for the AWDAL STATE.... XX and Co spare yourselves from heart attacks.. The clan project is about to cease. Quote Share this post Link to post Share on other sites