Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Feds questioning supporters of Ohio-based leader of Somali group trying to unite territories

Recommended Posts

Western attitude has changed against organisations or people who from the safety of their homes encourage the use violence and terror in peaceful regions with the aim of destabilising and turning it into a conflict zone. I would go as far as reporting any friends or family who support the cult SSC group. Members on this forum who support this organisation Gitmo has plenty of room.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Tell me Che how do you know what happens to snitches, did you end up in prison and get banged? You do act like a drama queen following me around throwing personal insults just to gain my attention.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

buurmadaw.jpg

 

Qabiil/Qaran news Apr 02, 2011 at 06:23 AM

Boqor Buur Madaw Warlord Siilaanyo and his SNM/Somaliland Clan Faction are Terrorists

 

Boqor Buur Madaw oo ku Baaqay in Talada dalka si deg deg ah looga tuuro Madaxweyne Siilaanyo iyo Kooxaha Argagixisada ah ee Qolka ku xidhay.

 

 

“shirarka Nairobi iyo Ingiriisku waxa weeyaan kuwo ay Niman Basaasiin ah oo Caalamka laga soo diray dalkii ku iibinayaan, waxaan ogahay in bishan 20 keeda loo dirayo wafti wasiiro ah oo uu balan qaaday Madaxweynuhu si ay uga qayb galaan shirkaasi sida aan ka helayo Xafiiska Nayroobi ee Mahiga, kan Ingiriiskana shirkado…”

 

Abu Dabia (Qaran news)-Boqor Cismaan Maxamuud Buur Madaw ayaa ku Baaqay in si deg deg ah talada dalka looga wareejiyo Madaxweynaha, laguna wareejiyo cid hogaanka dalka hanan karaysa ,waxaanu intaasi ku daray in hadii la furo Ururada Siyaasada iyo hadii la daayaba ay dalka ka dhacayaan Dagaalo iyo iska hormaad oo dalku uu burayo maadaama uu gacanta ugu jirin Kooxo uu ku tilmaamay Maafiyaan ah iyo Argagixiso, kala wareegtay Madaxweynihii iyo Xisbigii Kulmiye ee laga soo doortay.

 

Boqor Cismaan Maxamuud Buur madaw oo xalay Wargeyska Waaheen waraysi la yeedhay waxa kale oo uu shaaca ka qaaday in Dalka laga Iibinayo shirkado shisheeye ah oo ay ka Iibinayaan Kooxahaasi Maafiyaanka ah oo dawlada shisheeye ah Basaasin Mutadawiciin ah u ah, isaga oo si cad u qeexay Qorshe la doonayo in Dawlada Somaliland lagaga qayb geliyo shirka loo qabanyo Kooxaha Somaliya ee 20 Bishan ka dhici doona Magaalada Nayroobi, kaasoo uu tilmaamay in loo diray Wafti Wasiiro ah oo Xukuumadda ka tirsan oo si qarsoodi ah loogu dirayo.

 

Waraysagan aanu yeelanay Boqor Cismaan Maxamuud Buur-madaw oo aanu arimo oo la xidhiidha Xalaadala dalku marayo, ujeedada uu hada u joogo Magaalada Dubay iyo waxa uga qabsoomay Kacdoonadii dhawaan uu ku baaqay, waxa kale oo uu kaga hadlay kulamo uu la yeeshay Dadweynaha Reer Somaliland ee ku dhaqan isutaga Imaaraadka Carabta, kuwaasoo uu sheegay in uu kala hadlay sidii dalka loo badbaadin lahaa,isla markaana Xukunka looga toori lahaa Kooxahan uu sheegay inay talada dalka kala wareegeen Madaxweynaha iyo Xisbiga Kulamiye.

 

Waraysigaasina waxa uu u shacay sidan:-

 

S: Boqor Cimaan Buur-madaw Hada Xagaad joogtaa?

 

J: Abu dabay ayaan Joogaa.

 

S: Abu Dabia ma arin kuu gaar ah ayaad u joogtaa mise Dano siyaasadeed.

 

J: waxaan u joogaa walaal dalkii meel khatar ah ayuu marayaa walaal,dadka debedaha inaga joogaana waa dad Muhiim ah,dadkii debedaha ee la khalday ee Kulmiye u codeeyey inaan u waramo oo uga waramao Marxalada khatarta ah ee dalkii ku jiro iyo inaan dadka debedaha la kaashano arrimahaasi ayuu Safarkaygu la xidhiidhaa Kolay.

 

S: ilaa hada Maxaa kaaga qabsoomay Safarkaagaasi.

 

J:waxyaabaha iga qabsoomay waxa ugu wayn waxaan ogaaday dadkii inay iiga war roonyihiin dalkii oo taladii Xisbigii la doortay, dadkii la doortay iyo Madaxweynihii la doortay aanay midna talada wadanka Gacanta ku haynin,markaa sidii dalka loo badbaadi lahaa ayaanu kala hadalnay.

 

S:Boqor Cismaan Buur madaw dhawaan waxaad ku dhawaaqday mar aad Warbaahinta la hadashay inaad samaynaysaan Banaan baxyo aad ku tilmaantay Miidaamu taxriiq ama Kocdoon,ma laga yaabaa in arintaada Socdaalku la xidhiidho abaabul aad arintaasi ugu jirto, hadiise ay tahay goorma ayaad samaynaysaan Kacdoonkaasi aad ku baaqday?

 

J:waxa weeyaan dadka debeduhu laf dhabarta umadda Somaliland weeye socdaalkaygu arinkaasi ayuu Xidhiidh la leeyahay, dadka gudahana xidhiidhbaa noo socda Gobolada oo dhan, madax-dhaqameedada, Jaamacadaha, dadka Ganacsatada ah cid kasta Xidhiidhbaa noo socda oo Gudaha Abaabul weynbaa laga wadaa, Axmed Siilaanyo iyo Xisbiga Kulmiye cid baa Dooratay, hadii la doortayna madaxweynihii la doortay Maanta Caafimaadkiisu runtii ma hagaagsana, nin hada dalka Xukumana maaha,Xisbigii talada wadanka gacanta ku hayna waa lagu Khasaaray oo niman talada inay ku ilaaliyaan ay ahayd maafiyo ayaa kala wareegtay iyo dad Xag jir ah loo taladii dalka gacanta ku haya, markaa Somaliland waxaan doonayaa inaan kuu sheego Madaxweynihii waxa weeyaann Nin Xanuusaday weeye, nin taladii dalka gacanta ku haya maaha,Koox Xag jir ah ayaanu Guri ugu xidhan yahay qof Caafimaad qabana maaha oo xanuun aad iyo aad u khatar ah ayaa ku dhacay, markaa dadka reer Somaliland waxa weeye inay Maafiyadaas iska ridaan.

 

S: Boqor waxaad ka dhawaajisay in aanu Caafimaadkii Madaxweynuhu taam ahayn, waxaanad ka mid tahay Oday dhaqameedyada Somaliland raga aad looga qadariyo, marka eedda noocaas ah ee aad ku sheegtay inaanu Madaxweynuhu Xilkiisa gudan karayn Caafimaad daro awgeed maxaad ku cadaynaysaa?

 

J: anigu Madax-dhaqameedkiisii ayaan ahay, ninkii dadka ugu dhawaa ayaan ahay, wax badan ayaanu ku talo galay inaan la talino maadaama aanu Caafimaadkiisu wanaagsanayn oo dad asturi kara in laga helo kooxdatan ,laakiin Nasiib daro se waanu kala quusanay, waxaanan ognahay in dhakhaatiirttsu ay ku yidhaahdeen iska naso.

 

S: Boqor Cismaan taasi marka laga yimaado, arinta Uruarada ee Muranka Badani ka taaganyahay iyada Maxaad ka leedahay?

 

J: arrinta Ururada waxaan ka leeyahay hadii la furo Dagaalbaa ka dhacaya oo Somaliland waa tii ay ku burburi lahayd,hadii la diidano waa kay ku bur buri lahayd, waayo kooxdatan Odayga gacanta ku haysaa iyada ayaa gacanta ku wata, ajande gaar ah ayaanay ka wataan, markaa horta intaan Ururo la furo laga hadal waar Hogaan talada dalka hanan kara hala helo,waxaana loo baahanyahay Hogaanka sare ee dalka in la badbaadiyo,waayo guruubkani waxay doonayaan inay dalka gadaan, inay garoomada gadaan, inay Dekeda gadaan,waana raga inta ay Alshabaab ka soo kexeeyeen Xamar Burco la keenay oo hada burco ayay keenay, markaa waxaa leeyahay Somaliland maanta meel la eegan karo ma joogto,anaguna dedaal ayaanu wadnaa si aanu dalka u badbaadino.

 

S: waxaad sheegtay in loo baahanyahay in dalka la badbaadiyo,dalkana waxaa taladiisa lagu ogtahay madaxweyne la soo doortay, markaa yaa loo dhiibayaa ee aad leedahay talada dalka ha lagu wareejiyo?

 

J: walaal Dastuurbaynu leenahay,markaa sharciyada ha loo eego, markhaatina haloo noqdo, Madaxweynahana dhakhaatiir ha loo qabto isaga laftiisa yaan lagu xad gudbin , waxaana leeyahay Xisbiga talada haya waar raga taladii dalka idin kala wargeegay Xisbigana idiinka hadhi maayaan, Guurtida, Ganacsatada iyo cid kasta oo dalka lexe jeclo ka haysana waxaan leeyahay maanta dalkii hadii sidan lagu sii eegto wuu bur burayaa,anaguna qorshaha aanu wadno anaga iyo raga kale ee aanu wax wada wadnaa jimcaha soo socda hadii aan waxba la bedelin oo taladii Xisbigii Kulmiye ku soo noqon, waxaanu doonaynaa in Jimacaha soo socda laga bilaabo ` kacdoonka ugu horeeeya 13 Gobol ee Somaliland.

 

S: marka aad leedahay hala banaan baxo miyaanay Kicin ahayn?

 

J: maya kicin maaha,waxa weeyaan Xisbiyadii ayaa is gabay aanu siyaasada ku halaynay, kuwaanu doonaynay inay kaabaan dawladan ayaa gabay, Xisbiga UCID waxa uu noqday xisbigii ka jiray wadanka Lubnaan ee marna Rafiiqal Xariiri ku biirayay, marna Xisbul Islaam ku biirayay hogaankiisiina waxa uu noqday nin qudha, Xisbigii Kulmiyena Ragii Khuabarada ahaa ee aanu eegaynay waxay noqdeen dad aan Xilkaba lagu aamini karin, markaa intaanaynu cid ku dhicin waxaan leenahay waar dalkii Argagixiso ayaa qabsatay, waxaanu ognahay 20 Bishan shirka Nayroobi Waftiga u baxaya ee dalka lagu gadayo, waxaanu ognahay in shirkado ingiriis ah laga gadayo dalkii oo ay Iibinayaan Wasiiradii Basaasiinta ahaa ee Dawlada ku jiray.

 

S: waa kuwee dadkan aad ku sheegtay Maafiyaanka ee dalka Iibinayaa?

 

J: waxa weeyaan Guruubkaa aan kuu sheegay ee Alshabaabka ahaa.

 

S: shirkan laga abaabulayo Nayroobi ee aad ka dhawaajisay isaga Maxaad kala socotaa Boqor Buur madaw?

 

J:shararkani waxa weeyaan kuwo ay Niman Basaasiin ah oo Caalamka laga soo diray dalkii ku iibinayaan, markaa waxaan leenahay dalkii hala badbaadiyo, waxaan ogahay in bishan 20 keeda loo dirayo wafti wasiiro ah oo uu balan qaaday Madaxweynuhu in uu u dirayo shirkaasi sida aan ka helayo Xafiiska Nayroobi ee ninka la yidhaahdo Mahiga, waxaanau dilaalayaan arinka Somali weyn, dadkana waxa la maqashiinayaa kama qayb gelayno, laakiin Wasiirada tagaya ayaanu xogo gaal u nahay.

 

 

Xigasho: Waaheen

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abokor Omar;708514 wrote:
Tell me Che how do you know what happens to snitches, did you end up in prison and get banged? You do act like a drama queen following me around throwing personal insults just to gain my attention.

Did I hit nerve kiddo?

 

Respect the rules the site kiddo-what's with the insults?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Che I want to know if this female behavoir of following me around like a groupie, started when you witnessed the snitches in prison or did you always prefer pink and playing with ken and barbie as a child?

 

Btw, why are you crying? It's you who seems to make every thread I comment on personal. If your not insulting my family your questioning my sexuality, something that has nothing to do with the thread.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

Thanks for the pics - rallies of justice and freedom.

 

SSC follows the same path as ONLF. More scholarly literature, organization , unity of purpose and lobbying are needed to overcome the known obstacles of a liberation struggle.

 

As for British aid to "Somaliland", they know how foreign aid is used other than the purpose for which they are designed. Unaudited aid money has often fueled our internal division.

However, civil society aka legitimate NGOs is the real power, and it's through them that aid and development is channeled.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

NASSIR;708602 wrote:
Thanks for the pics - rallies of justice and freedom.

 

SSC follows the same path as ONLF. More scholarly literature, organization , unity of purpose and lobbying are needed to overcome the known obstacles of a liberation struggle.

 

As for British aid to "Somaliland", they know how foreign aid is used other than the purpose for which they are designed. Unaudited aid money has often fueled our internal division.

However, civil society aka legitimate NGOs is the real power, and it's through them that aid and development is channeled.

You welcome Nassir :)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

http://www.youtube.com/user/DarwiishTv#p/u/6/UCO7vU7Ewys" frameborder="0" allowfullscreen>

 

 

 

 

ENGLISH

Feds questioning supporters of Ohio-based leader of Somali group trying to unite territories

 

By Andrew Welsh-Huggins, The Associated Press – 1 day ago

 

COLUMBUS, Ohio — Federal authorities have been questioning several U.S.-based supporters of an American citizen originally from Somalia who leads a group that advocates for the rights of people living in the northern part of the embattled African country, The Associated Press has learned.

 

Suleman Ahmed, president of the group known as SSC Somalia, was briefly detained a year ago in Kenya on suspicions of terrorism, and says he believes authorities in Columbus, Ohio, are looking into the same allegations.

 

"Somebody approached them and told them that I am a terrorist and SSC is a terrorist group," Ahmed told the AP. "I think that's what they're trying to find out, which is something that does not exist."

 

Fred Alverson, spokesman for the U.S. attorney's office in Columbus, declined to comment.

 

As many as 13,000 Somalis live in the Columbus area, according to the most recent Census data, although Somali community leaders maintain the figure is much higher. The city has the second highest concentration of Somali immigrants in the U.S. after Minneapolis.

 

Somalis began arriving in the United States in the early 1990s after their country — which has not had a functioning government in two decades — disintegrated amid a civil war.

 

Ahmed, a resident of Columbus for more than a decade, says his organization has only one goal: to protect residents of the region in northern Somalia where his clan lives, and ultimately to seek a functioning, unified Somalia.

 

"There are extremists here in the U.S. — they should put more time on that instead of wasting the taxpayers' money on people like me," Ahmed said.

 

Ahmed said between 30 and 40 members of his clan who also live in Columbus have talked to federal prosecutors after receiving subpoenas in recent weeks.

 

That account was confirmed by Jibril Hirsi, executive director of SomaliCAN, a Somali outreach group in Columbus that is not associated with Ahmed's group. Hirsi is not among those who were issued subpoenas but has spoken to community members who were.

 

The region that SSC represents sits between two areas of Somalia known as Somaliland and Puntland. The SSC is historically linked with Somaliland, a self-declared republic that has remained relatively peaceful. But while Somaliland wants to secede from the rest of the country, the SSC supports a unified Somalia, leading to violence between the two areas.

 

Ahmed was last in Somalia in December for about two weeks. In March 2010, he was arrested in Nairobi, Kenya, on suspicion of terrorism along with two other men as they tried to board a plane to Somalia. All three were released after a day. Ahmed blamed the arrest on "African politics."

 

Federal investigators have been concerned for years about alleged terrorist recruiting in U.S. Somali communities.

 

Much of the attention has been focused on Minnesota, the centre of a federal investigation into the travels of roughly 20 young Somali men, believed to have returned to their homeland to join al-Shabab, a Somali militant group with links to al-Qaida

 

Across the country, the government has charged more than a dozen people with being participants in schemes to raise money and recruit fighters for al-Shabab.

 

Last year, federal authorities questioned a handful of Somali women in Columbus who raised money door-to-door for health care aid in their native country in a case that tied the money to terrorists.

 

A federal indictment issued in Minnesota said one Columbus resident — who was not charged and not identified — helped a Minnesota woman raise money for al-Shabab.

 

Somali leaders in Columbus and Minnesota have started education programs to deter youth from such terrorist recruiting. Somali leaders in Columbus meet regularly with local, state and federal law enforcement to share information and discuss concerns.

 

The SSC was formed in Nairobi, Kenya, in 2009, when Ahmed was elected president. It is not on any U.S. list of terrorist organizations.

 

Ahmed said the SSC is not an armed group and is not associated with any terrorist group, including al-Shabab.

 

The SSC says it has been the victim of attacks by Somaliland. Somaliland accuses the group of fomenting war in Northern Somalia, including recent bombings of police stations in Somaliland.

 

Ahmed "is a very dangerous and destructive individual who is waging a brutal war against his own people," said Mahdi Abdi, deputy representative of the Herndon, Virginia-based Somaliland Mission.

 

Ahmed, 44, came to the United States in 1995 and lived in Phoenix and Minneapolis before moving to Columbus in 1999. He became a citizen in 2001.

 

He is a married father of nine children who recently sold a home-health care business and now focuses full time on his duties with SSC. He travels throughout the country encouraging people to donate directly to families in the SSC region. Several members of his family still live there.

 

"My people have been suffering for the last 21 years," Ahmed said. "It's an obligation to anybody who has a heart to help when people need help."

 

Copyright © 2011 The Canadian Press. All rights reserved.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

 

 

 

SOMALI

 

Allsanaag.com

 

Madaxwaynaha Maamulka SSC oo Dowlada Maraykanka u sheegay SSC waxa ay tahay

Hogaamiyaha Maamulka SSC Saleebaan Axmed Xagaletoosiye oo hada ku sugan magaalada Columbus ee gobalka Ohio ee dalkaasi Maraykanka, ayaa sheegay inay jiraan kooxo kasoo jeeda Somaliland oo dacaayad ka fidiyey dhaq dhaqaaqa uu hogaamiyo ee SSC.

Maalmihii lasoo dhaafay ayey jireen dad badan oo kasoo jeeda beelaha SSC oo ay

saraakiisha Maraykanka su’aalo ka weydiiyeen hawlaha ku aadan SSC, ayadoo horey

sidoo kale su’aalo noocaan ah u weydiiyeen Madaxwaynaha Maamulka SSC Xagaletoosiye.

dad gaaraya 30 illaa iyo 40 oo kamid ah dadka kasoo jeeda SSC ayey saraakiisha Maraykanka su’aalo ka weydiiyeen arrimaha ururka…” ayuu yiri hogaamiyaha SSC Xagaletoosiye oo sheegay in ururkiisa uusan wax lug ah ku lahayn arrimaha argagaxisada.

Dowlada Maraykanka maaha inay dhaqaale iyo wakhti ku dhumiso hawlaha SSC maaha

argagaxiso, waa inay wakhtigaasi ku dhumiso soo qabashada argagaxisada runta

ah….” ayuu saxaafada u sheegay Suleebaan Xagaletoosiye oo hada ku sugan dalka

Maraykanka.

Xagaletoosiye ayaa sheegay in ay jiraan xubno kasoo jeeda Soomaaliland oo dacaayado u gudbiyey dowlada Maraykanka ayagoo ku tilmaamay dhaq dhaqaaqa SSC mid xiriir la leh kooxaha argagaxisada, arrintaasi oo uu beeniyey hogaamiyaha.Hogaamiyaha SSC Xagaletoosiye ayaa bishii December dib uga soo noqday dalka Soomaaliya, asagoo kulamo iyo olole dhaqaale aruurin ah ka waday dalka Maraykanka si loo taageero hawlaha SSC.

Xagaletoosiye ayaa sanadkii hore 2010 bishii Maarso lagu xanibay hal maalin dalka Kenya, kadib markii looga shakiyey arrimo la xariiray warar laga gudbiyey, wuxuuna sheegay arrintaasi mid lamid ah inay tahay waxa hada ka socda Maraykanka.

Qaar kamid ah Saxaafada Soomaaliya ayaa shaaciyey in hogaamiyaha SSC la xiray, balse wararkaasi ayaa beenoobay, kaliya waxa ay xaqiijiyeen saraakiisha Maraykanka in bishii lasoo dhaafay su’aalo la weydiiyey Xagaletoosiye iyo xubno kale oo kamid ah SSC.Xagaletoosiye ayaa sheegay inuu u halgamayo deegaanada uu kasoo jeedo, isla markaana uu ku wacyi gelinayo Soomaalida inay ka qeyb qaataan sidii loo heli lahaa dhul nabad ah oo mideysan.

Xagaletoosiye ayaa muddo 10 sano ka badan ku noolaa dalka Maraykanka halkaasi oo ay ku nool yihiin reerkiisa iyo caruurtiisa.

Dowlada Maraykanka ayaa in muddo ah waday baaritaano ku aadan taageerayaasha kooxda Al Shabaab iyo dhalinyarada laga kaxeeyo dalkaasi oo ka qeyb qaata dagaalada Soomaaliya, ayadoo baaritaanadaasi horey uga socdeen intooda badan magaalada Minneapolis oo ah halka ugu badan ee Soomaalida degen tahay.

Balse magaalada Columbus ee gobalka Ohio ayaa ah magaalada labaad ee degen yihiin jaaliyadda ugu badan ee Soomaalida oo gaaraya in ka badan 13.000 (Sadex iyo toban kun).

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Xaaji Xunjuf;708718 wrote:
Nabadiidku meelna nabad ku joogi mayo;)

Somalidiidka, midnimodiidka, nabaddiidka, wanaagdiidka, dhamaan waa SNM/ Somalidiid-land, meelna nabad ku joogi maayo duni iyo aakhiraba.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this