gooni Posted April 3, 2011 mashaa allah guul midnimo Quote Share this post Link to post Share on other sites
isqarxis Posted April 3, 2011 talow maxay so kordhinayan? Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted April 3, 2011 loooooool maamulgoboleedyo badanaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted April 3, 2011 Reminds me of when the SNM was about to win the war ........ all of the sudden everyone started their own little urur ,,, SSD, SPM, SPU, SSPPMM ,, SSSM, SS ........ and most of them were even starting with S ...... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 3, 2011 Jacaylbaro;708488 wrote: Reminds me of when the SNM was about to win the war ........ all of the sudden everyone started their own little urur ,,, SSD, SPM, SPU, SSPPMM ,, SSSM, SS ........ and most of them were even starting with S ...... Waa jirtay wa sidi oo kale watan Somalia hada noqotay midstate jubaras state udubland jubbaland azania wax iyo waadi iyo qaar kalo badan , Wa kuwan so badanayaa mala aqoonsigu ba so dhow:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wiil Cusub Posted April 3, 2011 Qaramada Midoobay oo ku Hawlan Qarshe Maamul-goboleedyo Badan Loogu Samaynayo Soomaaliya Last Modified: Fri 01st Apr,2011 Muqdisho (Jam)- Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka dawladda Sheekh Shariif, ayaa shaaciyey qorshe Qaramada Midoobay ku doonayso sidii ay maamul-goboleedyo badan uga samayn lahayd dalka Soomaaliya, iyada oo qorshahaasna u daliishanaynsa fikradaha Soomaalidu ku kala duwan yihiin, sidaa darteedna aan meel qudha laga xukumi karin. Mudanayaasha baarlamaanka dawladda Sheekh Shariif oo saxaafadda ugu warramayey shalay magaalada Muqdisho,waxay sheegeen in ergayga Xoghaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya oo toddobaadkan booqasho ku tegay Xamar uu masuuliyiinta dawladda u qaybiyey waraaqo martiqaad ah oo ay kaga qaybgeli doonaan shir maamul-goboleedyo loogu samaynayo Soomaaliya oo ka dhici doona dalka Kenya. Xildhibaannada baarlamaanku waxa ay sheegeen in shirka ka dhacaya dalka Kenya lagu martiqaaday maamul-goboleedyada ka jira Soomaaliya iyo masuuliyiinta dawladda Sheekh Shariif, shirkaas oo ay Qaramada Midoobay qabanqaabinayso, arrintaas oo ay ku tilmaameen khatar culus oo ku soo fool leh Soomaalida. Xildhibaan Cawad Axmed Cashara oo ka mid ah mudanaayasha baarlamaanka Soomaaliya oo kulankaas ka hadlay, ayaa sheegay in warqadda ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya uu gaadhsiiyay ma’uuliyiinta ugu sarraysa dawladda Sheekh Shariif ay ahayd mid meel-ka-dhac ku ah qaranimada dalka Soomaaliya, waa sida uu hadalka u dhigaye, isagoo xusay in warqadda martiqaadka ah lagu qoray in shacabka Soomaaliyeed ay kala fakir duwan yihiin oo aanay is xukumi karin, waxaannu sheegay in wakiilka Qaramada Midoobay doonayo sidii uu u kala qoqobi lahaa shacabka Soomaaliyeed oo isku af iyo isku diin intaba ah. Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya oo dhawaan booqasho ku yimi Somaliland, ayaa la sheegay inuu madaxda Somaliland ku martiqaaday shirka maamul-goboleedyada loogu samaynayo Soomaaliya, balse xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa iyadu qaadacday ka qaybgalka shirkaas. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wiil Cusub Posted April 3, 2011 This is List which UN want work with how is next Q Punt-land Mudugland Ximan iyo Xeeb Maakhir-land Hiiran-land Juba-land Azania Zailac-land Greenland States of Jubba/Somalia Dooxada Shabelle CAWL Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qaranki Posted April 3, 2011 Wiil Cusub;708508 wrote: This is List which UN want work with how is next Q Loooooool at the flag this mamuul came up with. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Bashiir Posted April 3, 2011 Tinny revolution ,.... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Akash Posted April 3, 2011 Xaaji Xunjuf;708487 wrote: Kani waa ducuf Hindi ah oo Maamulka snm u shaqeeya... Mana matalikaro mowqifka Shacbi weynaha AwdalState Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 3, 2011 ^^ hadanu ina muumin seed matalin Gobolada awdal iyo selel who does even their elders cuqaal iyo salaadin iyaguna ma hindi baa mise wa pakistan Quote Share this post Link to post Share on other sites