Abokor Omar Posted April 1, 2011 Lol@Libaan. Sharif the flying donkey needs more then words.. Btw, nothing personally against the guy but his not fit to lead and needs to move on. Currently he is a great obsticle in the way of progress. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 1, 2011 Somalina;707930 wrote: Aniga ila dood kuma oran marka hore, dumar iyo ragna maxaa meesha keeney, calm down Xaabsade. There is agreeing and there is "four more years baby". ;) Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 1, 2011 The Zack;707919 wrote: Ms Bilan, First of all if Dr. Mahiga (I am assuming we are talking about the UN and AMISOM here) leave Somalia, Shariif (Horta ninka magac kale malahaa miyaa? aint Shariif some sort of title like Sheekh, what is his real name?), Farmaajo and the entire TFG will follow because there won't be AMISOM tanks that will keep the Shabaabs out of the Villa and no skinny TFG soldier can stop the mighty Shabaab. Taas waa taas inaar. Second of all, why suggest that Sakiin should leave the country? After all he is the (democratically) elected speaker of the Parliament, he can only be kicked out with the power of the ballot (Well if Mahiga and his AMISOM leave, then he must leave , I guess :D). The same ballot the good Shariif is so afraid of LOL. Sh Sharifs real name is Muuday thats before he joined the ICU Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted April 1, 2011 ^isku dirka jooji waryaa, I know u like the Xaaabsade part but remember one thing: Somalina and I both agree that the secession of Somaliland is illegal. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted April 1, 2011 Loooool@muudeey Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 1, 2011 Somalina wa fariid Yar geed bay kugu xidhay Somaliland iyo Somalia Iyaga Midoobay hadana kala tagay uma taalo Ethiopian;) wa sidu wasiirkagii Arimaha diibadu sheegey Eh Ethiopia:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 1, 2011 The Zack;707995 wrote: Loooool@muudeey Madaxweyne Muuday sounds magnificent:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted April 1, 2011 Any conference for Somalia should be held in Somalia. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted April 1, 2011 Dowlada Somalia oo diiday ka qaybgalka shirka Nairobi 31 Mar 31, 2011 - 11:53:27 AM Dowlada Somalia ayaa maanta sheegtay inaysan ka qaybgalayn shirka ka dhacaya Nairobi ee ay qabanqaabadiisa wado Ergayga UN-ka ee Somalia, iyadoo ku tilmaantay shirkaas mid lagu xagal daacinayo howlaha xukuumada horyaala, sidaa darteedna aysan ka qaybgalayn. Golaha Wasaarada DF oo kulan ku yeeshay Muqdisho ayaa go’aankan soo saaray, iyagoo shirka ku tilmaamay mid caqabad ku ah howlaha ay Dowlada Somalia qabtay afartii bilood ee ay jirtay, ayna isku raaceen inaysan ka qaybgelin shirkaas. “Waxaan u aragnay shirka inuu yahay mid caqabad ku ah howlaha dowlada Somalia ay wado, runtiina in maamul goboleedyada dalka la isku keen oo waqti lagu bixiyo waxay nala noqotay mid ka horimaanaysa dhabar ku ah howlaha dowlada” ayuu yiri C/kariin Xasan Jaamac oo ah Wasiirka Wafaafinta DF oo saxaafada la hadlay kulankaas kadib. Mudane Jaamac, ayaa intaas ku daray in dowladu ay doonayso inay howlaha u harsan oo dhan ku qabato hal sano ee ay ku darsatay mudada ay shaqeynayso, ayna bilowday inay kulamo lagu soo celinayo nabada la yeelanayso qaybaha bulshada Somalida, sida waxgaardka iyo culumada. Dowlada Somalia ee itaalka daran ayaa waxaa taageera Qaramada Midoobay, iyadoo hadalkan uu sababi karo in UN-ka uu dib u eego dhaqaalaha uu ku bixiyo Somalia, sidoo kale Jabuuti ayaa ku tilmaantay shirkan mid lagu dhabar-jabinayo shirkii dib u heshiisiinta ee Somalia. “Ergayga UN-ka ee Somalia iyo Beesha Caalamka waxaan ka codsanaynaa inay DF u daayaan sidii ay u turxaan bixin lahayd howlaha horyaala, sidoo kalena ay nagu ixtiraamaan xal u helida Somalia”ayuu yiri C/kariin Jaamac. Wasiirka Warfaafinta DF ayaa sheegay inay uga mahadcelinayaan UN-ka dhaqaalaha ay ka helaan, balse siyaasiyiin la isku keeno aan xalka lagu gaarayn, loona daayo Soomaalida inay xal ka gaarto khilaafaadkooda, balse aan la geyn dalka dibadiisa. Dowlada Somalia ee hadda jirta ayaan wax heshiis ah la lahayn Dowladda Puntland iyo Ahlusuna oo ah Maamulka ka jira dalka, waxaana sidoo kale Hay’adaha Dowlada ku dhex-jira khilaafaadyo qarka u saaran inay burbru ku keenaan Dowlada. GAROWEONLINE Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abokor Omar Posted April 1, 2011 "conference should be held in Somalia" " Garoweonline" Are we to read between the lines Duke? Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted April 1, 2011 ^^^Secessionist, I could not care less where this conference is held as long as it is in Somalia. It can be in Villa Somalia for all I care. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abokor Omar Posted April 1, 2011 So Duke your hoping to replace the flying donkey Sharif with the Pirate captain Imam Farole? I can see why you want a conference so badly, you've fallin off the radar.lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted April 1, 2011 ^^^Simplistic arguments wont do. This war has to end, and it can with an all inclusive Somali conference inside Somalia. Otherwise let the TFG have its extension and continue its work. I dont care even if Hargaysa is made capital and Siilanyo becomes Presidnet of Somalia as long as the union holds and there is no more war. Another Nairobi conference will not do. Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted April 1, 2011 QUOTE]Waad i tidhi, you even brought that in-love old man with you On a serious note, I don't follow a person(Shariikfa in this case) for ever! How about you? ;) Saaxiib mr SACK gabadha dadnimaa ku jirta ragna ookiyaalay u gelisay kuwii ugu dheerdheerana daaqaday ka tuurtay,jacaylkaygu waakaas un:D tan kale nin saas u weyn ma ahi waagii carabtu xamar ka baxaysay 91kii nin yar baan ahaa oo gacanta lahayo reer mudug nimadaydu yaysan kula tagin. Quote Share this post Link to post Share on other sites