Sign in to follow this  
Saalax

Ceerigaabo Fursadaha cusub ee dugsiga tababarka xirfadaha candlelight ceerigabo (EVTC)

Recommended Posts

Saalax   

Ceerigaabo Fursadaha cusub ee dugsiga tababarka xirfadaha candlelight ceerigabo (EVTC)

 

Thursday, March 31, 2011

Ceerigaabo (HWN) waxaa loogu bushaaraynayaa dadweynaha ku xiiseeya waxbarashada ku saabsan xirfada in dugsiga tababarka xirfadaha ceerigabo uu fursadiisi todobaad uu qaadan doono bishan march.

 

Ceeri gaabo (HWN) waxaa loogu bushaaraynayaa dadweynaha ku xiiseeya waxbarashada ku saabsan xirfada in dugsiga tababarka xirfadaha ceerigabo uu fursadiisi todobaad uu qaadan doono bishan march.

 

8yo9ej8nx047vn7rdyr.jpg

 

ppqzdc0x996nmzg1jos.jpg

 

dugsigaas oo mudo afar sano ah ka furaa magalo madaxda gobolka sanaag ceerigaabo lagana heli jirey xirfadaha noocyadeeda kala duwan ayaa iminkana wuxuu diyaar ku yahay inuu qaadto xirfadaha kala duwan sida:-

 

dd25ybx2q4vobtbpjoz.jpg

 

A- Secretariat (xooghaynimo)

- Computer

- Accounting

- Financial maths

- English

B- Tailoring ?(dawaarka) mid casri iyo dhaqanba

- practical

- theory

- Maths

C- Cookery (cunto karin)

- Small bussiness

- theory

- practical

D- Electronics and I/T

- practical

- theory

- english

- I/T information technology

 

3ntbfhphn4cnk3p4dpjy.jpg

 

Dugsiga EVTC ayaa waxaa ka qalin jebiyay arday gaadhaysa 1000 arday oo ku kala qalabaysan xirfado kala duwa ardaydaas oo aqoontoodu wax badan ka bedeshay gobolka gaar ahaan dhalinyarada iyagu ku nool ,xaga shaqa abuurkana ka qaadtay doorweyn.

 

rfuqmldhtr1xxl5t2iiz.jpg

 

waxaa dugsigan maaulkiisa leh ama gacan ta ku haysa Haayda wadaniga ah ee gobolada soomaliland oo dhan ka dhex muuqata sanadihii

u danbeeyey taaso magaceedu yahay (Candlelight for health Education,and Environment)CLHE.

waxaa dugsigan maaulkiisa leh ama gacan ta ku haysa Haayda wadaniga ah ee gobolada soomaliland oo dhan ka dhex muuqata sanadihii

u danbeeyey taaso magaceedu yahay (Candlelight for health Education,and Environment)CLHE.

 

h7215qgcbvmbyuk1cxr.jpg

 

hadaba waxaa cid walba oo danaynaysaa iskulkaa ay degdeg ula xidhiidhan maamulka dugsiga.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this