Saalax Posted March 31, 2011 Ceerigaabo Fursadaha cusub ee dugsiga tababarka xirfadaha candlelight ceerigabo (EVTC) Thursday, March 31, 2011 Ceerigaabo (HWN) waxaa loogu bushaaraynayaa dadweynaha ku xiiseeya waxbarashada ku saabsan xirfada in dugsiga tababarka xirfadaha ceerigabo uu fursadiisi todobaad uu qaadan doono bishan march. Ceeri gaabo (HWN) waxaa loogu bushaaraynayaa dadweynaha ku xiiseeya waxbarashada ku saabsan xirfada in dugsiga tababarka xirfadaha ceerigabo uu fursadiisi todobaad uu qaadan doono bishan march. dugsigaas oo mudo afar sano ah ka furaa magalo madaxda gobolka sanaag ceerigaabo lagana heli jirey xirfadaha noocyadeeda kala duwan ayaa iminkana wuxuu diyaar ku yahay inuu qaadto xirfadaha kala duwan sida:- A- Secretariat (xooghaynimo) - Computer - Accounting - Financial maths - English B- Tailoring ?(dawaarka) mid casri iyo dhaqanba - practical - theory - Maths C- Cookery (cunto karin) - Small bussiness - theory - practical D- Electronics and I/T - practical - theory - english - I/T information technology Dugsiga EVTC ayaa waxaa ka qalin jebiyay arday gaadhaysa 1000 arday oo ku kala qalabaysan xirfado kala duwa ardaydaas oo aqoontoodu wax badan ka bedeshay gobolka gaar ahaan dhalinyarada iyagu ku nool ,xaga shaqa abuurkana ka qaadtay doorweyn. waxaa dugsigan maaulkiisa leh ama gacan ta ku haysa Haayda wadaniga ah ee gobolada soomaliland oo dhan ka dhex muuqata sanadihii u danbeeyey taaso magaceedu yahay (Candlelight for health Education,and Environment)CLHE. waxaa dugsigan maaulkiisa leh ama gacan ta ku haysa Haayda wadaniga ah ee gobolada soomaliland oo dhan ka dhex muuqata sanadihii u danbeeyey taaso magaceedu yahay (Candlelight for health Education,and Environment)CLHE. hadaba waxaa cid walba oo danaynaysaa iskulkaa ay degdeg ula xidhiidhan maamulka dugsiga. Quote Share this post Link to post Share on other sites