Kamaavi Posted April 1, 2011 War deg deg ah oo naga soo gaaray Xarunta shirka ee Limuru ayaa noo xaqiijiyay in maleyshiyadii alshabaab lagala wareegay gacan ku haynta magaalada Dhooblay. Warkan ayaa imanaya kadib markii xalay saldhigyadii alshabaab duqayn aad u xoog badan loo gaystay. Madasha shirka ayaa farxad iyo isu hambalyayn ka dhacday markii warkan farxada leh la soo gaadhsiiyay. Warkii oo fidsan ,.... Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted April 1, 2011 ^^ Already in fighting and capturing towns miyaa In my first post on page one, that is what I have being against, now it will be seen another group or faction fighting in control of towns. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted April 1, 2011 Lol. Dhalanayoo qoriga ma anaan dhigin. Geediga waxaa lagu furi Bu'aale caasimada Azaaniya. Idam Alle shacabku wuu nasan inta yar ee hadhsan marka la is raaciyo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted April 1, 2011 ^Already captured a town? Man that was fast! Well fella the train has started moving. Jacphar, I see where you are coming from my friend I just happen to disagree with you those states are in the worst condition ever today, being harassed by some barbaric shabaabs. It can't get worse than it already is. I say they get nothing to lose. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abokor Omar Posted April 1, 2011 Ghandi, Azania, Sounds like a Harry potter movie.lo Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted April 1, 2011 Abokor Omar;707983 wrote: Ghandi, Azania, Sounds like a Harry potter movie.lo Somaliland, country, Siilaanyo, president of real country sounds a crazy dream. Actually the first was a dream for 20 years now. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted April 1, 2011 Its incredible that out of clan allegiance people tend to forget everything they claimed to stand for. Now we have a Professor warlord with clan militias armed by a local neighbor, laying claims to territory that he has never even visited, lived in, worked and familiar with. The audacity of ********* never seizes to amaze.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abokor Omar Posted April 1, 2011 Zack why confuse the innocent reer miyi with this new meaningless name and just call it southern O.gadenia, I'm sure it makes no difference to you that other tribes share the land with you, judging by your past record. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liqaye Posted April 1, 2011 Siyaasi Maxamed Cabdi Gandi oo magacaabey guddi dib u heshiisiin oo dhexdhexaadin doona qeybaha kala duwan ee beelaha ****** Siyaasi Maxamed Cabdi Gandi oo magacaabey guddi dib u heshiisiin oo dhexdhexaadin doona qeybaha kala duwan ee beelaha ****** ee kukala sugan Ethiopia iyo gobollada Jubbooyinka kadib markii uu soo ifbaxey khilaaf xooggan oo u dhexeeya labada dhinac kuna aadan maamulka gobollad Jubbooyinka. Fred Gaterese oo ah sarkaal ka tirsan xafiiska AMISOM ee magaalada Nairobi, ahna gacan yaraha Gaandi ayaa hoggaamin doona guddigaasi dib u heshiisiinta oo ay xubno ka yihiin xildhibaano ka tirsan Kenya oo u dhashey beesha ********. Odayaasha dhaqanka ee degmada Afmadow ee beesha ****** ayaa qaadacey shirkii lagu soo gabagabeyeey Nairobi ee Gaandi uu isugu magacaabey madaxweyne, iyagoo ku andacoodey in beelaha ****** ee Ethiopia iyo Kenya ay soo farageliyeen arrimaha gudaha ee Absamaha ku nool Koonfuurta Somalia. Guddigan cusub ee dib u heshiisiinta ayaa booqan doona magaalada Gaarisa oo ah halka laga hago siyaasadda beesha ******, hase yeeshee lama oga in odayaasha la marti qaadey ay halkaasi isugu imaan doonaan iyo in kale. Ninka hoggaaminaya Guddigan Fred Gaterese oo isu sheega inuu yahay khabiirka arimaha Somalia ee Midowga Afrika ayaa arrimaha Somalia faraha kula jirey tan iyo makrii la unkey maamulka AMISOM ee nabad ilaalinta, waxaana shaqada soo qorey adeerkii Nicholas Bwakira oo ahaa ergeygii hore ee Midowga Afrika ee arrimaha Somalia. Dhismaha maamulka Jubbooyinka ayaa ahaa mid muddo dheer khilaaf uu ka soo taagnaa, oo marxalado kala duwan sooo marey. Hase yeeshee waxaa markii dambe siyaasiyiinta beesha ****** ee reer Kenya oo uu horkacayo wasiiru dowlaha difaaca ee Kenya Maxamed Yusuf Xaaji ay ka dhaadhiciyeen in ina adeerkii Maxamed Yusuf Xaaji oo ka soo jeeda kilinka shanaad gacanta loo geliyo maamulka gobollada Jubbooyinka. Hase yeeshee beesha Maxamed Subeyr ayaa arintaasi ku gacan seyrye una aragtey arintan mid lagu gacan bidixeynayo danaha beeshooda. Siyaasiyiinta ****** ee reer Kenya ayaa kadib beesha Maxamed Subeyr kaga aargoostey inay baarlamanka ka tuuraan isyaasiga Cabdiraxmaan Colow oo ah kan keliya ee beesha Maxamed Subeyr kaga jirey baarlamanka Kenya. Siyaasadda beeleysiga ku dhisan ee Somalia ayaa laga yaabaa inay dhaliso iska hor imaadyo hor leh, maadaama aanu jirin mabda' siyaasadeed oo lagu badbaadinayo Somalia iyo shacabka masaakiinta ah ee ku dhamaanaya colaadaha aan joogsiga lahayn. Jimcaale Maxamed Hiraabe Quote Share this post Link to post Share on other sites
Bashiir Posted April 1, 2011 ^Liqe, soo ma yaxyaxid... Jimcaalihi Dayniile.com ayaad daba soctaa... Azania State of Somalia ,,... is part of the tinny revolution that is going. People are regrouping to make peaceful local admins which is positive thing. It is matter of time to unite all these tinny states by the educated youth and good leaders of the region, not International community. Somalis has started gaining confidence in them selves. It's tinny revolution. President Prof. Gandi is good leader. Support him. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted April 1, 2011 What is the derivation of Azania? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted April 1, 2011 Taleexi- Click Azania Quote Share this post Link to post Share on other sites
Bashiir Posted April 1, 2011 Taleex, check maps of the Indian Ocean rim and Azania to 1000 AD, and you will understand it's derivation. I loved Azania name,.... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted April 1, 2011 Bashiir;708059 wrote: ^Liqe, soo ma yaxyaxid... Jimcaalihi Dayniile.com ayaad daba soctaa... Azania State of Somalia ,,... is part of the tinny revolution that is going. People are regrouping to make peaceful local admins which is positive thing. It is matter of time to unite all these tinny states by the educated youth and good leaders of the region, not International community. Somalis has started gaining confidence in them selves. It's tinny revolution. President Prof. Gandi is good leader. Support him. How is this professor soon to be warlord different than others who failed at any attempt to unite these three gobalo under one admin? His Geology and Anthropology degree give him more convincing power in the locals miyaa? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted April 1, 2011 Nice historical name... Hope there won't be any disputes! Quote Share this post Link to post Share on other sites