Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland national drought Committee donates money to the Somalilanders in Ethiopia + PICS

Recommended Posts

Hargeysa(OWN)- Guddiga qaranka ee Takuulada Dadka ay abaaraha sameeyeen ayaa maanta ku dhawaaqay in ay 100 booyadod oo biyo ah ugu deeqeen Dadka ay abaaraha sameeyeen ee ku dhaqan Hawdka Somaliland iyo dadka reer Somaliland ee dagan gudaha Ethiopia.

Sidaasina wax ay xubnaha gudiga maanta kaga dhawaqeen shir jaraaid oo aysi w ada jir ah u qabtaan wasiirada waxbarashada iyo boosaha iyo isgaadhsinta gudoomiyaha gobolka maroodijeex iyo agaasimyasha xafiiska samafalka madaxtoyada iyo wasaarada arimaha gudaha oo ka dhamaantood ka tirsan gudigaas ayaa waxa uu ka dhacay hudheel xaraf eeh magalaada hargeysa

88v1m7be3xhzfy9ode0.jpg

risl4j054y2wfa1an4t.jpg

02-600x450.jpg

03-600x450.jpg

09-600x450.jpg

ugu damabayntiina wax ay masuuliyiintaasi kharasha ku baqaya 100 booyaadoo eeh biyaha ah ku wareejiye odaysha iyo cuqaasha deeganahasi biyo la aanta bani ay ka jiro wax ay masuuliyinttasi cuqaasha kula dardaarmeen in si xulkasnimo leh ay biyadhaamisku u fuliyaan

Share this post

Link to post
Share on other sites
Somalina   

What about donating money to the ones dying of hunger in Togdheer?

---------------

Abaaraha_Togdheere.jpg

Talaado, 29 March, 2011 (HOL)- Abaaraha ka jira Gobolka Togdheer ayaa maalinba maalinta ka danbaysa sii xogaysanayaa iyadoo ay dhamaan abaaraha ka jiraan guud ahaan gobalada Somaliland oo dhan. Abaartani baahsan ayaa iyadu dhamaanba saamayn xoogan ku yeelatay bulsho weynta ku dhaqan miyiga iyo magaaladaba .

Dhawaan ayay ahayd markii gudoomiyaha gobalka togdheer yasiin muxumed cabdi ka hadlay dhibaatada abaarta ee ka jirta gobalkani togdheer ayaa Xaqiiqijiyay in inta lahubo 4qof ay Ugu Dhinteen gaajo iyo haraad Deegaamada Abaartu ka jirto ee Woqooyiga Gobolka Togdheer.

Dadka dhintay ayaa kal ah laba haweena iyo laba nin ah kuwaasi oo ku geeriyooday Deegaamada Carma iyo Madaxyalay oo ku yaala inta u dhexeeya Gobolda Togdheer iyo Saaxil oo ah dhul buuralay ah.

Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Yaasiin Muxumed Cabdi oo arintani abaarta ka jirta degaamada gobalka togdheer maalintii shalay ahayd mar uu deeq raashin ah oo hayada Bisha cas ee imaaradku soo gaadhsiisay Maamulka Gobolka Togdheer ku wareejinayay Gudoomiyayaasha 10 Degmo oo ka mid ah Gobolka togdheer ayaa sheegay inay haatan marayso abaarta ka jirta Gobolka Togdheer meeshii ugu xumayd taasi oo hadii aan la kaalmayn dadka ku dhaqan Deegamada Abaaraysan ay soo waajihidoonto xaalada baniaadanimo oo aad u xumi ama u darani

Gudoomiyuhu waxa uu ka codsaday Xukuumada Somaliland,Ganacsatada iyo hayadaha Caalamiga ahba inay kaalmo la soo gaadhaan dadka ku abaaraysan Gobolka Togdheer.

Tan iyo waqtigii ay bilaabantay abaarta xun ee ka jirta Gobolka Togdheer iyo gobolada kale Somalilandba aya waxaa isasoo tarayay baaqyada iyo qayladhaana ku wajahan dhulka ay ka jiraan abaaraha xunxuni.

Magaalada Burco ee Maagaalo madaxda Gobolka Togdheer ayaa si weyn looga dareemaya abaarta jirta iyadoo si-xad-dhaaf ah ay booyadaha biyo dhaamiska wadaa uga dhexshaqaynayaan magaalada Burco ee xarunta gobalka Togdheer.

Niciima Cabdi Axmed, Hiiraan Online

shakiira03@hotmail.com

Burco, Somaliland

Share this post

Link to post
Share on other sites
Saalax   

Xaaji Xunjuf;707228 wrote:
Hargeysa(OWN)- Guddiga qaranka ee Takuulada Dadka ay abaaraha sameeyeen ayaa maanta ku dhawaaqay in ay 100 booyadod oo biyo ah ugu deeqeen Dadka ay abaaraha sameeyeen ee ku dhaqan Hawdka Somaliland iyo dadka reer Somaliland ee dagan gudaha Ethiopia.

Sidaasina wax ay xubnaha gudiga maanta kaga dhawaqeen shir jaraaid oo aysi w ada jir ah u qabtaan wasiirada waxbarashada iyo boosaha iyo isgaadhsinta gudoomiyaha gobolka maroodijeex iyo agaasimyasha xafiiska samafalka madaxtoyada iyo wasaarada arimaha gudaha oo ka dhamaantood ka tirsan gudigaas ayaa waxa uu ka dhacay hudheel xaraf eeh magalaada hargeysa

88v1m7be3xhzfy9ode0.jpg

risl4j054y2wfa1an4t.jpg

02-600x450.jpg

03-600x450.jpg

09-600x450.jpg

ugu damabayntiina wax ay masuuliyiintaasi kharasha ku baqaya 100 booyaadoo eeh biyaha ah ku wareejiye odaysha iyo cuqaasha deeganahasi biyo la aanta bani ay ka jiro wax ay masuuliyinttasi cuqaasha kula dardaarmeen in si xulkasnimo leh ay biyadhaamisku u fuliyaan

Mashallah good job Somaliland government. It's the hawd of Somaliland & hawd reserve area of ethiopia though.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Togedheer should get attention first.

what about Hiiraan, mudug, Nugaal, Bakool, Galguduud and Rest of Somalia Ma roob gaaraa dushooda ka darooray Mise qarax iyo xabad mooyee wax kale lagama soo sheego.

Caqli laawayaashii ma waxay moodeen in abaartu SL kaligeed hayso

"There is not a single region from the south to the north that is not suffering [from drought],” Abdi Haji Gobdon, spokesman for Somalia's Transitional Federal Government (TFG), told IRIN

Gedo in the southwest, parts of southern regions and the semi-autonomous region of Puntland, as well as central Somali regions, are the worst affected, according to Gobdon.

Somalina did u aware your problems if not read IRIN

Share this post

Link to post
Share on other sites
Somalina   

Focus on this thread inanka magacyada badan leh aka Siciid aka Abokor, wax cusub ma sheegoysid, I've dedicated a whole thread about abaarta Somaliya ka jirta.

than you should know that SL goverment is working very hard with their little source to help themselves Way isku tashadeen ee idinku ma tashateen mise tu kalaad ku mashquushaan agoontii Barre

Share this post

Link to post
Share on other sites
Somalina   

Intaad calaacalka iyo emotional outbursts iska dayso, aan ka hadalno Xaji Xanjo waxuu soo dhejiyey.

Dadka gaajeysan ee Togdheer ku dhimanaaya waa maxay sababta deeq loola ordi waayey marka kuwa Zenawi hoos jooga lacag loo tuuraayo?

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this