Saalax Posted March 30, 2011 Xaaladda Magaaladda Buuhoodle Oo Kacsan Ka Dib Ay Magaalada Yimaadeen Rag garoowe Laga Soo Abaabulay. http://horufadhi.com/2011/03/30/xaaladda-magaaladda-buuhoodle-oo-kacsan-ka-dib-ay-magaalada-yimaadeen-rag-garoowe-laga-soo-abaabulay/ Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 30, 2011 Shacabka Magaalada ayaa kala hortagay ragga laga soo abaabulay Garoowe kacdoon iyaga oo sheegay in shacabku ka war hayo arrimaha ay usocdaan oo salka ku haysay sidii ay odayaal deegaanka uga hayaamin lahaayeen una geyn lahaayeen dhinaca Tukaraq iyo Garoowe si ay ugu saxeexaan C/raxmaan Faroole in uu isagu yahay madaxweynahooda arrintaas oo shacabka Gobolka Cayn diidmo ka muujiyeen. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted March 30, 2011 I see successionists have different sense of humor.. Quote Share this post Link to post Share on other sites