Xaaji Xunjuf Posted April 20, 2011 Che -Guevara;713356 wrote: Nuune.....labo iyo bar KM, Borama ma tuulaa? It's the largest city after burco Borama is big saaxib Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted April 20, 2011 MashaAllah! reer Borama waa dad wax qabsanaayaa keligood. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 21, 2011 " frameborder="0" allowfullscreen> Mr Axmed Muumin Seed ucid spokesmen is a great politician. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 21, 2011 Kulan Maanta Dhex Maray Dadwaynaha Borama Iyo Maamulka Dawlada Hoose Oo Lagu Gaadhay in Wadooyin Badan Oo Laamiya La dhisto+SAWIRO 21/04/11-Borama-(Bnn) Waxaa Maanta Magaalada Borama Ka dhacay Kulan Balaadhan oo ay iskugu yimaadeen Bulshada Rayidka ah iyo Maamulka Gobolka iyo Kan degmada Mas'uuliyiin ka socotay. Kulankan ayaa waxaa soo agaasimay Maamulka Dawlada Hoose Ee Borama, waxaana ay uga gol lahaayeen in ay u soo bandhigaan Dadwaynaha Waxqabadkii gaabnaa ee ay dhawaan ku talaabsadeen Maamulka Dawlada Hoose Iyo shacabwaynaha Xaafada Sheekh Cali Jawhar Ee iskaashiga wax ku oolka ah la sameeyay. Munaasabadan ayaa waxaa ka hadlay Duqa Borama, Gudoomiyaha Gobolka Awdal, Iyo Xoghaya Dawlada Hoose Ee Borama waxa ayna ka dhawaajiyeen in sanadkani yahay Sanadkii wax wada Qabsiga Bulshada iyo Dawlada, Si loo gaadho Magaalooyin Bilic leh, Xaafadaha kale Ee Magaaladana waxa ay ka codsadeen in ay ku daydaan Xaafada Sheekh Cali Jawhar oo kale. Waxa ayna ugu danbayn sheegeen in wadayoonkan Samaysmay in dadwaynaha looga baahan yahay in ay ilaashaadaan, kuwa kale ee Soo socdana ka qayqaataan dhismahooda . Si kastaba ha ahaatee Kulankan ayaa ugu danbayn waxa uu ku dhamaaday Jawi Farxada isaga oo Maayorka Borama C/raxmaan Shide Bile Halkii kaga dhawaaqay Qaadhaan ururin uu ku sheegay in wax lagaga qabanayo Xarunta Dhexe Ee Hanuunita iyo Wacyigalinta, waxaana halkaas mar qudha Soo buux dhaafiyay dadwayne Fara badan, oo nin walba wixii uu hayay Dhigay Miiskii ay fadhiyeen Mas'uuliyiintu, tanina waxa ay makhraati madoon u tahay Sida ay bulshadu ugu heelan tahay in ay wax qabsadaan." Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 21, 2011 " frameborder="0" allowfullscreen> Quote Share this post Link to post Share on other sites