Somalina Posted March 28, 2011 Waxaan halkan ku xusi doonaa wax soo saarka goboloda Soomaaliya ku yaala, dhinaca beeraha iyo kheyraadka bada. Haddii waqti iyo hanti la geliyo beeraha Soomaliya waxaa aan shaki ku jirin in wadankeena uusan u baahnaan doonin in food aid tuugsado, if anything waa in nala tuugsadaa. Sawiro iyo info are welcomed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 28, 2011 Wax soo saarka Beeraha Gobolka Jubadda Hoose oo si dardar leh u socdo (DAAWO SAWIRRO) Isniin, June 14, 2010(HOL): Mar aan shalay safar ku tagay deegaanada gosha ee dhanka waqooyi kaga beegan magaalada kismaayo ayaa waxaan booqday deegaano dhowr ah oo ay kamid yihiin Wirkooy, Zanguuni, Mogaanbo iyo Araare oo dhamaantood ah ubucda beeraha gobolka J/hoose, waxaana halkaasi ku arkay dalagyo fara badan oo ay beereen beeraleyda kuwaa oo ay kamid yihiin Muuska, Galleyda, Sisinta, Cambaha, Qaraha, Liinta iyo weliba kuwo kale oo badan. Mid kamid ah Beeraleyda gobolka J/hoose oo lagu magacaabo Max'ed Siciid oo aan ka wareystay howlahooda shaqo ayaa sheegay in ay wadaan shaqooyin fara badan isagoona sheegay in fatahaadii webiga jubba ay cabsi badan ku beertay qaar kamid ah beeraleyda balse waxa uu xusay in weli howlaha beera tabcashada ay si dar dar leh u soconayaan. Waxsoosaarka beeraha Gobolka J/hoose ayaa u muuqanaya in ay yihiin kuwo isa soo taraya iyadoo ay si habsami leh u socdaan tabcashada dalagyada kala duwan ee ay beerayaan dhulqodotada gobolka J/hoose. Beeraleyda ayaa inoo sheegay in sanadkan uu yahay sanadka ugu tabcashada badan marka loo eego sanadihii lasoo dhaafay taasina waxa ay u sababiyeen in bulshada ku dhaqan gobolka j/hoose ay usoo jeesteen sidii ay wax uga soo saari lahayeen dhulkooda. Iyadoo beeraha gobolka j/hoose ay kasoo go’ayaan dalagyo ayaa hadana waxaa jiro fatahaado balaaran oo uu wado webiga jubba oo ku fatahay inta badan deegaanada gosha ee ku yaal waqooyiga gobolka j/hoose. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 28, 2011 Lower Juba Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 28, 2011 Lower Juba Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 28, 2011 Agriculture, forestry, and fishingBy far the most important sector of the economy is agriculture, with livestock raising surpassing crop growing fourfold in value and earning about three-fifths of Somalia’s foreign exchange. Agriculture in Somalia can be divided into three subsectors. The first is nomadic pastoralism, which is practiced outside the cultivation areas. This sector, focused on raising goats, sheep, camels, and cattle, has become increasingly market-oriented. The second sector is the traditional, chiefly subsistence, agriculture practiced by small farmers. This traditional sector takes two forms: rain-fed farming in the south and northwest, which raises sorghum, often with considerable head ... (100 of 10400 words) 1.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted March 28, 2011 GD thank you for your contribution, keep it coming. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted March 28, 2011 Waa la sameyn karaa! YES, we can (ala Obama style) Quote Share this post Link to post Share on other sites