Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somalia TFG speaker of Parliament calls sh sharifs extension unlawful

Recommended Posts

Shariif Xasan “Cid aan barlamanka aheeyn go’aan ma gaari karto”

 

Muqdisho: (Sh. M. Network) Gudoomiyaha Barlamanka KMG Soomaaliya Shariif Xasan sheikh Aadan ayaa sheegay in aysan go’aan gaari Karin cid aan barlamanka aheeyn, isagoo dhinaca kale sheegay in beesha Caalamka ay taageereen waqti kordhinta Barlamanka.

 

 

Xili maanta uu warbixin siinayay gudoomiyaha Barlamanaka Shariif Xasan Sheekh Aadan, xildhibaanada Barlamanka oo kulan ku yeeshay ayaa waxaa uu sheegay in shirarkii uu ka qeyb galay intooda badan lagu taageeray go’aankii mudo kordhinta ahaa oo ay horay u qaateen mudanayaasha Barlamanka, isagoo sheegay in go’aankaasi ay si weyn u taageeraan Barlamanaada qaarada afrika.

 

 

Waxaa uu sheegay Shariif Xasan Sheekh Aadan in wadan kasta oo ay tageen lagu soo hadal qaadayay go’aanka waqtiga uu ku korarsaday Barlamanka Soomaaliya , isagoo sidoo kale sheegay in beesha caalamku ay ku dhaliileen barlamanka maqnaashiyaha xildhibaanada ka maqan fadhiyada barlamanka.

 

 

Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa sidoo kale waxaa uu sheegay in barlamanka KMG uu xaq u leeyahay in uu go’aan gaari isagoo tilmaamay in aan laga hor imaan Karin go’aanada Barlamanka, waxaana xusay in aysan jiri Karin hay’ad gaar ah oo go’aan gaari karta oo aan ka aheeyn golaha Barlamank, isagoo ugu baaqay mudanayaasha Barlamanka in ay difaacdaan waqti kordhintooda oo uu tilmaamay in raali ay ka noqotay beesha caalamka.

 

 

Dhinaca kale gudoomiyaha Barlamanka ayaa sheegay in uusan ka war qabin shirar la sheegay in looga hadlayo waqtiga kala guurka oo QM ay qaban qaabineyso kaasi oo la sheegay in ay ka qeyb galayaan qaar ka mid ah maamulada ka jira dalka iyo dowladda KMG Soomaaliya.

 

Hadalka maanta ka soo yeeray gudoomiyaha Barlamanka ayaa imaanaya xili golaha wasiirada xukuumada KMG iyo madaxweyne Shariif Sheekh Axmed ay gaareen go’aano ka dhan ah waqti kordhinta Barlamanka, iyadoo madaxweyne Shariif uu sheegay in barlamanka iminka jira aanay awood u laheyn in ay qabtaan doorasho madaxtinimada dalka Soomaaliya.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Parliamentary Committee on the Constitution Rejects Extension of Government Term

 

Monday 28, March,2011 (HOL) The Somali Parliamentary Committee on Constitution and Federal affairs has opposed the one year extension of the tenure of the current Interim Federal government of Somalia, with the chairman of the committee describing it as a move to scuttle the parliament's extension of term in February this year.

 

Sheikh Jama Haji Hussein, the chairman of the Parliamentary Committee on Constitution and Federal Affairs, told the media Monday, that the extension of the tenure of the Transitional Federal Government came too late and was supposed to have been made before the parliament had passed its own extension of term.

 

'' I think this late decision by the government to extend its tenure of office is misguided because it seems the government intends to use this move to invalidate the parliament's recent extension of tenure,'' said Sheikh Jama.

 

Moreover, the Parliamentary Committee on Constitution and Federal Affairs said that it had asked the government to submit its plan early this year , with no feedback from the government side on this, prompting the parliament to make its decision to extend its term by three more years.

 

'' The government is required to make sure that it finishes its work before August this year when its tenure of office comes to an end, but should not make itself busy with work that does not fall under its mandate'', added the chairman.

 

Mr Sheikh Jama told reporters that the Somali parliament was ready to assist the government complete its work in time before the August 2011 deadline.

 

'' It is good to follow the constitution of our country both in spirit and letter, but should not be used to please personal interests. The government should accept the parliament's earlier decision'', said Seikh Jama who also added that the parliament would go a head with the election it had earlier called for.

 

Finally, the chairman of the parliamentary Committee on Constitution and Federal Affairs called on the Somali president and Speaker of parliament should follow the constitution when he was asked about the dispute between the two most senior leaders in the country..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this