Sign in to follow this  
oba hiloowlow

Deg deg: Wasiirada dowladda Soomaaliya oo muddo kordhin u sameeyay Madaxweyne Shariif

Recommended Posts

Kadib markii ay shir balaaran iskugu yimaadeen Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Kmg ee Soomaaliya ayaa waxay qalinka ay ku duugeen in muddo hal sano ah loogu daro Madaxweynaha dowladda Soomaaliya, Xukuumadda Farmaajo iyo Baarlamaanka Somaliya.

 

Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxay min hal sano ay ugu dareen Dowladda Soomaaliya, Xukuumadda Farmaajo iyo Baarlamaanka Soomaaliya, si’ay Xukuumadda u sii shaqeyso, bacdamaa ay hor-yaallaan hawlo culus.

 

Wararka ayaa waxay sheegayaan in kullankani uu shir gudoominaayay Raa’isal Wasaaraha Xukuumadda Kmg ee Soomaaliya Maxamed C/Laahi Maxamed “Farmaajo”, kaasoo isugu xudun u ahaa qabsoomida shirkaan.

 

Wararka ayaa waxay intaasi ku darayaan in durbaba ay qaylo dhaan culus kasoo yeereyso qaar ka tirsan Xubnaha Baarlamaanka ee Dowladda Soomaaliya, iyadoo aan la-ogeyn habka ay isku waafaqi doonaan.

 

Majirto wax faah faahin rasmi ah oo kasoo baxay kullani, hase ahaatee wixii kasoo baxa kala soco Shabakadda Dhacdo.com oo isha ku heysa kullankani oo ay yeesheen Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Soomaaliya.

Share this post


Link to post
Share on other sites

That's actually good news i mean Sharif and faraamjo started this let them finish another term there is no point to select a new president and prime minister let them continue

Share this post


Link to post
Share on other sites
Bashiir   

Actually better to find solution within Moqadisho, instead of running to and from Nairobi and Addis. It doesn't matter who is on top if they work together as a team. But unfortunately this is not the case. There is deep political instability. It is possible in the next few hours to see another news and decisions opposite to this.

 

People need peace, stability & they can't wait any longer.

Share this post


Link to post
Share on other sites

when did ministers become law makers? I guess its all well sense every branch of the government is extending their terms without asking anyone, I hear the supreme court is do to vote any day in extending their term also, lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

This will upset alot of General Dukes LOL. Anyways a extension for Sheikh Shariif & Farmaajo is maybe the most sensible thing for now as they are trying to get rid of Al shabab before the end of the year i don't think they have time for elections.

Share this post


Link to post
Share on other sites
ANWAR   

This is good news We Have no time for elections

I hope not xWarlords who sits in parliament opens their mouth

 

Plus I've noticed Sharif and Faraamjo have workt well together in recent months

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Hiiraan

 

Dowladda KMG ah oo hal Sanno ku darsatay Mudadii uu xukunkeedo ku ekkaa

 

Axad, Maarso 27, 2011 (HOL) - Kulan aan caadi ahayn oo ay golaha wasiirada isugu yimaadeen ayeey ku go'aansadeen in ay hal sanno ku darsadaan mudadii ay ugu ekeyd dowladda oo ku aadan bisha August ee Sannadkan.

 

Kulankaan oo shir guddoominayey Ra'iisul Wasaaraha dowladda KMG Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayeey ku go'aansadeen in muddo sannad ah loogu daro hay'adaha dastuuriga ah ee dowladda. Taas oo ay ka bilaabaneysa bisha Agoosto ee sannadkan kuna dhammaandoonta bisha Agoosto ee sannadka 2012

 

Wasiirka distuurka iyo arrimaha Federaalka Maxamuud Maxamed Boonow ayaa shir jaraa'id oo ku faahfaahinaya in mudada sannadka loo kordhiy Xukmadda looga baahanya howla ay ka mid yihiin:

 

· Dhismo Ciidan oo Dhameystiran lehna Tiro, Tayo, Qalab & Hogaamin.

· Soo Celinta Guud ahaan Amniga Dalka ( Mudo Kooban).

· Dowlad Wanaag.

· La Dagaalanka Musuqmaasuqa.

· Dhameystirka Dastuurka Qabyada.

· Ka Saarida Dalka Nidaamka KMG & Gaarsiinta Dawlad Rasmi ah.

· Tayeynta Shaqaalaaha Dowlada & Abuurista Shaqooyin Dheeriya.

· Daryeelka Bulshada & Gaarsiinta Gargaarka.

· Dib u Dejinta Barakacayaasha.

· Dib u Heshiisiin Dhameystiran.

· Dhismaha Xisbiyada Siyaasadeed iyo

 

Go'aankan ayaa wuxuu ku soo beegmay xil uu jiro khilaaf distuuri oo dhexeeyo madaxweynaha iyo Guddoomiayah Baarlmaanka.

 

Go'aankan ayaa waxaa la horgeyndoonaa baarlmaanka, si uu ansixiyo, ayada oo ay jirto in baarlmaanka oo horay u go'aamiyey in doorashada madaxweynaha la qabto bish Agoosto ee sannadkan.

 

 

http://www.hiiraan.com/news/2011/Mar/wararka_maanta27-13003.htm

Share this post


Link to post
Share on other sites

As long as the Somali government exists it's good news. Farmaajo's cabinet led by the Hargaysa native Omaar is doing a good job. The secessionist search for recognition also needs an extension since it has failed over the last 20 years...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this