Saalax Posted March 28, 2011 Xaaji Xunjuf;706086 wrote: Maxammad dheere wa rageedi Future president of Somalia Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nabad_dadaye Posted March 28, 2011 maxamed dheere waxa soo dhaweynaya waa ina adeeradis iyo qaraabadiisa sokeeya , soomaalina qabiilka iney dinta ka hormariyaan waa wax la ogyahay , wadaadka xitaa hadaad qabiilkiisa ka taabato meel kale ayuu qabiilkaada uga aar gudanayaa marka somaliya qabiilkaan intuu lafaha kaga jiro wax horu mar ah ama midnimo ma gaarayaan , madax hadii laga dhigo maxamed dheerana hadalkiisa comedy ah ayaa maalin walba dadka ku qaxweyn lahaayeen . Quote Share this post Link to post Share on other sites