Liqaye Posted March 27, 2011 Saraakiil Wasaaraddaha Gaashaandhiga wadamada Uganda iyo Burundi Major General Godefroid Niyombare and General Aronda Nyakairima oo Muqdisho socdaal ku yimid ayaa sheegay inay Soomaaliya u soo dirayaan ciidamo gaaraya 3,000 oo askari oo ku biiraya ciidamodaa Soomaaliya jooga. War ay si wada jir ah labada sarkaal u soo wada saareen ayay ku sheegeen inay Soomasaliya u soo dirayaan ciidamo hor leh oo ka mid noqda ciidamada midawga Africa ee AMISOM kuwaasoo dawlada KMG ka gacan siiya dhinaca dagaalka ay kula jiraan Xarakadda Mujaahidiinta Al-Shabab. Wakaaladda wararka ee Reuters ayaa ku waramaysa in labada dawladood ay ay isla garteen inay min (1,000 kun) askari u soo diran Soomaaliya si ay uga qeyb qaataan dadaalada nabad ku soo celinta Soomaaliya waxaana la sheegay in ciidamadaan ay qeyb ka yihiin 4,000 oo askari oo dawladahaasi u balan qaadeen inay Soomaaliya u soo diraan kadib markii arrintaasi lagu go’aamiyay shir madaxeedkii Midawga Africa ee Addis-Ababa ka dhacay. “Ciidamadeenu hadda waxay gacanta ku hayaan 60% magaaladda Muqdisho willina hawl galkeena waanu wadnaa” ayaa lagu yiri warkaasi qoraalka ah. Wadamada Uganda iyo Burundi ayaa waxaa Soomaaliya ka jooga in ka badan 8,000 oo askari kuwaasoo faraha kula jira dagaalo Muqdisho ka holcaya. Maxamuud Axmed Xasan ( Xuurshe) xuurshe114@hotmail.com Muqdisho-Somalia Tel:0025261-5573321 00252699995088 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ismahaan Posted March 27, 2011 Somali don't need foreign troops . What they need is: psychologists Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liqaye Posted March 27, 2011 which ones foreign ones or somali ones and if somali qabiilka inoo sheeg Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ismahaan Posted March 27, 2011 Liqaye;705850 wrote: which ones foreign ones or somali ones and if somali qabiilka inoo sheeg liqaaye dhibka jooji soomaalida dhan baan ka wadaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Bashiir Posted March 27, 2011 Shisheeye wax uu marjiyo mooye wax kuu qaban maayo...,,,, Ilaahay amarkiis anaaba og in ciidan shisheeye kheyr lahayn... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 27, 2011 Foreign troops will only destroy the innocent lives of Somalia Quote Share this post Link to post Share on other sites
Bashiir Posted March 27, 2011 Xaaji Xunjuf;705896 wrote: Foreign troops will only destroy the innocent lives of Somalia Tell the SNM boys to stay away from land of Somalia .i.e of SSC,, ...if you mean it.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 27, 2011 Bashiir;705902 wrote: Tell the SNM boys to stay away from land of Somalia .i.e of SSC,, ...if you mean it.. ssc is not the land of Somalia its the land of Somaliland Quote Share this post Link to post Share on other sites
Bashiir Posted March 27, 2011 You just don't understand ,,, but your SNM clan will be seen as a foreigners in the SSC land.... ,,not to mention the innocent lives the will be lost... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 27, 2011 Stick to the topic my friend Quote Share this post Link to post Share on other sites
Bashiir Posted March 27, 2011 As for staying on topic, there is nothing much we disagree, you can check my post above yours.. Quote Share this post Link to post Share on other sites