Sign in to follow this  
oba hiloowlow

Sarkaal lagu magacaabo Xayaakallah oo murtadiin ku tilmaamay dadka degan goobaha ay ka taliso TFG

Recommended Posts

Muxaadaro taxane ah oo socotay mudo saddex habeen ah oo ay soo jeediyaan masuuliyiin u qaabilsan Al-shabaab dhinaca kicinta iyo abaabulka dagaalada ayaa xalay lagu soo gabagabeeyay masjid ku yaalla degaanka Ceelasha biyaha taasoo dhalisay in ay isku khilaafaan xubo ka tirsan Al-shabaab iyo Col. Xasan Daahir.

 

Wadaad magaciisa lagu soo kooban Xayaakallaah ayaa dadka degan degmooyinka Wadajir, Dharkenley, Xamarweyne iyo Xamar jajab ku tilmaamay in ay yihiin Murtadiin aan wax dhaamin Ugandhes iyo Burundi kaasoo ku sheegay in ay mufanyihiin in lala dagaalamo.

 

Sheekh C/raxmaan Muumin oo isna ka hadlayay farqiga u dhaxeeya dadka ka soo guuray goobaha ay ka taliyaan ciidamada dawladda oo kaashanaya kuwa AMISOM iyo goobaha ay maamulaan Al-shabaab ayaa ku tilmaamay in NABI Muxamed (NNKH) iyo saxaabadii ay ka haajireen Ardul-Maka oo ah deegaanka u kheyrka badan dunida, sidaana ay mudanyihiin in dadweynuhu ka qaxaan goobaha ay deganyihiin waxa uu ugu yeeray cadowga Islaamka.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this